Runta News

Runta News

Share

Runta News is a multimedia organization which was first found as print form in Nairobi 1995.

09/06/2026

If you or a family member might have measles or have been diagnosed, it’s important to stay away from other people. Measles is caused by a highly contagious virus, so staying apart from others helps protect them and prevent the spread in our community. Everyone needs to stay home if they have a fever, cough, and runny nose. If you see a rash, call your doctor or clinic. They will make a plan for you to visit without exposing others to the virus. Learn more at https://doh.wa.gov/public-health-provider-resources/washington-health-alert-network/health-alert-measles-outbreak-and-cases-washington
IN SOMALI
Haddii adiga ama xubin qoyskaaga ka mid ah laga shakiyo ama laga helo cudurka jadeecada, waa muhiim inaad ka fogaataan dadka kale. Jadeecada waxaa keena fayras aad u faafa, sidaas darteed, ka fogaanshaha dadka kale waxay ka caawisaa in la ilaaliyo dadka kale lana joojiyo ku dhex faafitaanka bulshadeena. Qof kasta waa inuu guriga joogaa haddii uu leeyahay qandho, qufac ama sanka oo duuf ka socdo. Haddii aad aragto finan, wac dhakhtarkaaga ama rugtaada caafimaadka. Waxay kuu diyaarin doonaan qorshe aad ku timaado adigoon halis ku gelin dadka kale fayraska. Waxbadan ka ogow https://doh.wa.gov/public-health-provider-resources/washington-health-alert-network/health-alert-measles-outbreak-and-cases-washington

How Long COVID Changed My Life 08/06/2026

COVID Still Around

How Long COVID Changed My Life Staying up to date on your COVID vaccines is the best way to preven...

05/06/2026

Measles is in our communities, but we can protect our families and ourselves from this serious illness. Experts and our doctors tell us the measles vaccine, also called the MMR vaccine, is the strongest protection. The measles vaccine is safe and proven to work. It makes our immune systems stronger, teaching the body how to protect itself against the virus. When more of us get vaccinated, we help protect people who cannot get vaccinated. Call your doctor or clinic, or find a vaccination location at https://doh.wa.gov/you-and-your-family/immunization/diseases-and-vaccines/measles-mumps-and-rubella-mmr
IN SOMALI
\Jadeecadu waxay ku dhex jirtaa bulshooyinkeena laakiin waxaan ka ilaalin karnaa nafteena iyo qoysaskeena cudurkaan halista ah. Khubarada iyo dhakhaatiirteenu waxay noo sheegaan in tallaalka jadeecada oo sidoo kale loo yaqaan tallaalka MMR, taas oo ah difaaca ugu xooggan. Tallaalka jadeecadu waa ammaan waana la xaqiijiyay inay si fiican u shaqeyso. Waxay xoojisaa difaaca jirka iyadoo baraysa jirka sida uu isaga difaaco fayraska. Marka dad badan oo naga mid ah ay is tallaalaan, waxaan ilaalinaa dadka aan tallaalka qaadan karin. Wac dhakhtarkaaga ama rugtaada caafimaadka ama ka hel goob tallaal https://doh.wa.gov/you-and-your-family/immunization/diseases-and-vaccines/measles-mumps-and-rubella-mmr

How Long COVID changed my life (English) 04/06/2026

Staying up to date on your COVID vaccines is the best way to prevent long COVID. To find a vaccine near you, visit: kingcounty.gov/findaclinic
If you think you’re experiencing long COVID symptoms, help is available. www.longcovidclinic.uw.edu
https://www.youtube.com/watch?v=GLowFO1YUSE

How Long COVID changed my life (English) People living in King County, WA share how their lives have changed...

Photos from Runta News's post 03/06/2026

Shaah & Sheeko (Tea & Talk) has always been a theme for Somali conversations and sometimes YouTube platform, but for the first time it has gotten a physical address in the Seattle area, thanks to the Nuur Malaay family. Amazingly artistic Cafe almost an art museum or exhibition hall. Relaxing and enjoyable. If you haven't already, please visit today @ 16928 116th Ave SE, Renton, WA 98058.

02/06/2026

Measles is spreading in our communities, and we should know how to recognize it. People with measles usually get a fever, cough, runny nose, red and watery eyes, and rash. These symptoms do not all happen at the same time. If you see a rash, call your doctor or clinic. They will make a plan for you to visit without potentially exposing others to the measles virus. Learn more at https://doh.wa.gov/you-and-your-family/illness-and-disease-z/measles
IN SOMALI
Jadeecadu waxay ku faafaysaa bulshooyinkeena waana inaan ogaano sida loo aqoonsado. Dadka qaba jadeecada badanaa waxay yeeshaan qandho, qufac, sanka oo duuf ka socdo, indho guduudan oo biyo leh iyo finan. Calaamadahaan dhammaantood isku mar ma wada dhacaan. Haddii aad aragto finan, wac dhakhtarkaaga ama rugtaada caafimaadka. Waxay kuu diyaarin doonaan qorshe aad ku timaado adigoon halis u gelin dadka kale fayraska jadeecada. Waxbadan ka ogow https://doh.wa.gov/you-and-your-family/illness-and-disease-z/measles

Diyaar Ma u Tahay Kuleylaha? Halkan ka Fiiri Sida aad uga Nabad Geli Karto, Jirkaagana Qabow u ahaan Karo Runta News 01/06/2026

Jawiga oo sii kululaanaya Wuqooyiga Galbeed ee dalka Mareykanka

Diyaar Ma u Tahay Kuleylaha? Halkan ka Fiiri Sida aad uga Nabad Geli Karto, Jirkaagana Qabow u ahaan Karo Runta News  Waxa soo diyaariyey Waaxda Caafimaadka Guud ee (King County Public Health)

01/06/2026

Fadlan ka qeyb qaado saadaasha Seattle Climate Action Plan
https://www.seattle.gov/environment/climate-change/climate-planning-and-data/seattle-climate-action-plan

01/06/2026

Let’s Play SEA26 at SEA Airport. Transportation and Services
https://www.portseattle.org/SEA26?utm_source=Community+Media&utm_medium=Display&utm_campaign=FIFA

30/05/2026

Measles is a serious illness spreading in our communities. It can be especially bad for babies and young children, pregnant people, and people with weak immune systems. Measles is highly contagious. It spreads when people cough, sneeze, breathe, or talk. However, we can protect our families and ourselves! Our doctors tell us the measles vaccine is safe and the strongest protection. We also can limit the spread of measles by staying apart from others when we are sick. https://doh.wa.gov/you-and-your-family/immunization/diseases-and-vaccines/measles-mumps-and-rubella-mmr
IN SOMALI
Jadeecadu waa cudur halis ah oo ku faafaya bulshooyinkeena. Waxay si gaar ah ugu daran tahay dhallaanka iyo carruurta yaryar, dadka uurka leh iyo dadka leh difaac jir oo daciif ah. Jadeecadu aad bay u faaftaa. Waxay faaftaa marka dadku qufacaan, hindhisaan, neefsadaan ama hadlaan. Hase ahaatee, waxaan ilaalin karnaa nafteena iyo qoysaskeena. Dhakhaatiirteenu waxay noo sheegaan in tallaalka jadeecadu yahay mid ammaan ah isla markaana ah difaaca ugu xooggan ee looga hortagi karo jadeecada. Sidoo kale waxaan yareyn karnaa faafitaanka jadeecada marka aan ka fogaano dadka kale marka aan xanuunsanahay. Waxbadan ka ogowhttps://doh.wa.gov/sites/default/files/2024-08/348651-MeaslesBasicInfo-Somali.pdf

Telephone