Ibrahim M ali

Ibrahim M ali

Share

public figure

11/10/2024

Masha Allah labo general oo an ku farxay so labashadooda sodhawada mudanayal da,yarta unbaa wax kala wadi karta odayashu ha iska nastaan
Guul iyo wax qabad wanagsan ayan idiin rajeynaya
Wayo aragnimo hawlkarnimo geesinimo intaba waan idinku aqana
Col khalid
Gn odawa

10/28/2024

Nairobi ma waxay noqotay meel gabdhaha lagu qasho
Allah ha unaxariisto gabdhaas xaqdarada lagu layey
Waxaan rajeynaya in cadalad ay helaan gabdhahas

10/27/2024

Shankaroon haweenkay shib waxaaniraahdaba, baryaan kugu shukriyaya shirkaan kaa amaana sheedan kaa tilmama markaan isla showre sheekeysto kaligey

Photos from Ibrahim M ali's post 09/23/2024
08/27/2024

Ha ufurin labtada qalbigada qof adan qiimeyn karin
Hadalkiisa
Anadna ogan karin hadafkisa wayo wakhtiga ad ku dhumisa qof adan ogeyn ujeedadisa fog ee mustaqbal wuxu noqon dona mid ad kashaleydo ka qomameyso
Baro sida loqiimeyo qofka ad xiriir qoda dheer inad lasameyso rabto
Xulo qof caqli usaaxiib aha oo kusixi kara markad qaldanto garana kara marku ka qaldanyahay

Ku samri kara xiliyada adag kuna farxad galin kara marka ad murugeysantahay
Ku huri kara naftiisa kana hormarin kara naftada naftiisa
MARKA AN okiyalahaas xidho unbaan wax qora

08/16/2024

August 12 /2023
To
September 19/2023
Malmo cajiib aha ayey ahayeen wa tarikho anan marna lawi doing

Photos from Ibrahim M ali's post 08/03/2024

May Allah protect my dear sisters and brothers in Somalia 🇸🇴, who are constantly under attack. They are innocent and have lost their lives, often without knowing who killed them. Ameen ameen

07/17/2024

Always have a choice but choose wisely better side
No matter how hard it is just keep it up

06/29/2024

Did you realize the difference between smart and wisdom’
Smart people see what others don’t see and
Wisdom they see something but they pretend they don’t see nothing and they look another way to solve it immediately
Are smart or you wisdom

06/16/2024

Halkaas iyo cariga mareyekanaka ayan ciid wanagsan idinka soleyahay
Anigo birteyda iskala ciidaya (taqabalalahu mina wa minkum min salixul acmaal )

05/19/2024

Qoralkan waxa qoray madaxweynahi h**e ee dowladda Soomaaliya Mudane
Mohamed Abdullahi Farmaajo

MAxa kaga maxay qodabada hos ku xusan

WARSAXAAFADEED

QODOBBADA KA SOO BAXAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAXAY KHATAR KU YIHIIN DOWLAD-DHISKA IYO MIDNIMADA DALKA

Qodobbada ka soo baxay shirka aan loo dhammayn ee Golaha Wadatashiga Qaran waxay sii kordhinayaan xiisadda siyaasadeed ee dalka, waxa ayna dhaawac weyn ku yihiin geeddi-socodka siyaasadda Soomaaliya, midnimada iyo wadajirka.

1. Maqnaanshaha Dowlad-goboleedka Puntland:

Puntland in ay wali ka maqan tahay Golaha Wadatashiga waxay muujinaysaa kalsooni darrada wali ka taagan Golaha iyo in Madaxtooyadu ay qaadatay go'aan ka dhan ah Federaaleynta iyo dimuqraadiyeynta dalka, iyada oo iska indho-tiraysa tabashada Dowlad-goboleedyada, siyaasiyiinta iyo daneeyeyaasha.

2. Laalidda Dastuurkii la isku waafaqsanaa:

Laalidda dastuurkii la isku raacsanaa ayaa sababtay in ay lunto sharciyaddii iyo wada shaqeyntii hay'adaha dowladda. Waxaa laga filayey shirku in uu dib ugu laabto hannaankii dastuuriga ahaa ee la isku waafaqsanaa, waana nasiib darro in wali hoggaanka dalku ay sii wadaan qorsheyaal gurracan oo ka turjumaya danahooda gaarka ah, kuwaas oo uga sii daraya xiisadda siyaasadeed ee dalka, wiiqayana dowladnimada iyo sharciyadda Hay'adaha Federaalka.

3. Hor-istaagga Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada:

In laga hor-istaago dowlad goboleedyada doorashada, iyada oo waqtigii loo muddeeyey uu dhammaaday waa afduub siyaasadeed oo khatar gelinaya hannaanka iyo xasiloonida dalka heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed. Madaxweynaha oo ahaa ilaaliyaha dastuurka KMG ah, in uu ku dhiiri galiyo in dawlad goboleedyadu ku shaqeeyaan maandhayd iyo sharciyad la’aan, waxay dalka ku hagaysaa mugdi iyo hubanti la’aan siyaasadeed.

4. Heshiisyada H**e ee aan Dastuuriga ahayn:

Waxaa la yaab ah in heshiisyadii h**e oo aan dastuuriga ahayn ee fashilmay wali lagu baaqayo in la fuliyo, taas oo ka dhigan in xaqiiqada la iska indho tirayo.

5. Hannaanka Doorashooyinka Qof iyo Cod:

Waxaan si adag uga digaynaa hannaanka doorasho ee aan la isku waafaqsanayn ee ka soo baxay shirka aan loo dhammayn ee Golaha Wadatashiga Qaran. Nidaamka doorashada ee Madaxweynuhu uu ku hawlanyahay waxa uu caddaynayaa danihiisa gurracan ee sii kala fogeynaya shacabka Soomaaliyeed, waxaana muuqata in hannaankii doorashada laga leexinayo habraacii saxda ahaa ee ay ku qabsoomi lahaayeen doorashooyin daah-furan oo lagu wada kalsoonaan karo.

Dhammaan siyaasiyiinta daneeya doorashada iyo shacabka Soomaaliyeed waxaan ku adkaynaynaa in ay u midoobaan sidii dalka loogu soo celin lahaa sharciyadii iyo wada shaqeyntii hay'adaha dowladda, loogana hortagi lahaa caqabadda ku soo food leh dowladnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed.

DHAMMAAD

05/13/2024

Wax walba ragu waa uu ku shirkoobi karaa, kadhaxeyn karaan lkn hal shey aya jiro oo aysan Marna ku shirkoobi karin,
Ee bal nala wadaag shaygaas
Waxa uu yahay

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Minneapolis?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Minneapolis, MN