Daaci TV

Daaci TV

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daaci TV, TV Channel, Fishers, IN.

DAACI TV – Baraarujiyaha Bulshada
Arrimaha Diinta • Arrimaha Bulshada • Arrimaha Ganacsiga • Duubista Xafladaha

TikTok & YouTube: Daaci TV
Xafiisyada: Hargeysa • Muqdisho • Jigjiga
📞 La xiriir Maamulka: +252 634062748

10/03/2026

Sheekh Maxamed Ayuub, Alle ha u naxariistee, wuxuu ahaa mid ka mid ah culimadii iyo qurradii codka quruxda badan ku caan baxay ee soo maray Masjidka Barakaysan ee Nabiga ﷺ.

10/03/2026

Halkui marayaa Dib u dhiskii Masjid Al Taqwa?

Fadlan sii share si dad badan uga qayb qaataan dib u dhiska masaajidka

10/03/2026

Arday Magaalada Hargeysa , 3 maalmood ku khatimay Quraanka kariimka ah

10/02/2026

Ma Taqaana Dadka Ilaahay Karaameeyay?Sh.Shacbaan

Khudbaddii Jimcaha Maanta

Photos from Daaci TV's post 10/02/2026

Maanta ayaa magaalada Hargeysa lagu soo khatimay Qur’aanka Kariimka ah, kaddib markii la soo gabagabeeyey barnaamijka Taajul Qur’aan oo socday muddo saddex maalmood ah.

Barnaamijkan oo lagu qabtay Masaajidka Al-Waxyayn ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa soo agaasimay Dalladda Caynu Nasiixa, Markiska Al-Waxyi iyo Markiska Al-Fowz.

Barnaamijka waxaa ka qaybqaatay 30 arday iyo 30 macallin, kuwaas oo ka qayb qaatay barnaamijka khatmiga Qur’aanka Kariimka ah.

10/02/2026

Masaajidka Towfiiq ee Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil ee magaalada Hargeysa, gaar ahaan xaafadda Masalaha.

Weligaa ma ku tukatay masaajidkan?

10/01/2026

Qof isku xidhay waxyaabaha qarxa ayaa.doonayay inuu isku qarxiyo Kacbada, balse laamaha amniga iyo shacabkii cibaadeysanayay ayaa ka hortagay

Photos from Daaci TV's post 10/01/2026

Sh. Axmed iid oo Maxaadaro Qiimo Badan oo ku Saabsan Ilaalinta Carrabka u Jeediyey Bulshada Burco

10/01/2026

Ganacsi aan khasaaro lahayn ma taqaannaa?

Sh. Shacbaan oo kalmad qiimo badan u jeediyay ardayda Markiska Al-Waxyayn ee ka qaybgalaya barnaamijka Taajul Qur’aan, kaas oo 3 maalmood lagu khatimayo Qur’aanka Kariimka.

10/01/2026

"Kitaabkan Khawaariijta Casriga ah waa kitaabkii ay sidan jireen ragii aasaasay Shabaab-ka, waxaana h**e uga digay Umadda Sheekh Cabdikariin Xasan Xoosh iyo Suldaan Maxamuud Guuleed"Sh. Barbaraawi.

Want your business to be the top-listed Media Company in Fishers?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Fishers, IN
46038

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daaci TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Fishers.