SPTV
Kusoo dhawaada Somali People TV Halkan waxa aad ugu soo hagaagi kartaan tabin hubal iyo warsan. Kala soo xiriir SPTV USA:-6145325326. SPTV Somalia:-25261629496
Xoghayaha QM Oo Dowladda Iyo Mucaaradka Ugu Baaqay Inay Wadahadal Ku Dhammeeyaan Khilaafaadka Jira.
Madaxweynaha Puntland Oo Dib Ugu Laabtay Magaalada Garoowe Kadib Safar Maalmo Badan Qaatay Oo Uu Ku Tagay Imaaraadka Carabta
Turkiga Oo Bilaabay Waji Cusub Oo Lagu Soo Afjarayo Khilaafka mw Xasan Sheekh Iyo Mucaaradka.
"Saacaddan la joogo Karaan iyo Cabdicasiis waa xiran yihiin, lama geli karo ciidamadii oo dhan waxaa lagu fidiyay magaalada Muqdisho, xaaladduna waxay mareysaa darbi iyo ciidan meel kasta yaalla."-Mw Sheekh Shariif
"Waa madaxweynihii Anigoo RW u ah Muqdisho iyo Labada Shabeelle ka saaray AS, ma istaahilaa madaxweynihii intaas sameeyay in naftiisa qatar la geliyo".- Mw Farmaajo.
Baydhabo Oo Qarka U Saaran Dagaal Ciidamada Laftagareen Oo Wada Abaabul Xooggan.
Ciidamo ka tirsan Birmadka Puntland oo ka cabanaya mushaar la'aan oo gadood ka sameeyay xerada 54-aad ee Garoowe
Danjire Warfaa oo Sheegay in Hargeysa iyo Berbera ay Dib ugu Soo Laaban Doonaan Gacanta Dowladda Federaalka Soomaaliya.
"Mudaharaadkii hada iyo xabada nagula riday difaac ayaa aheyn hadaa nala soo weerarana difaac masii ahaan doono".-Xil Gamaadiid
"Xasan daahir aweys qol baa ka banaan, waa in Shariif lagu xiraa mucaaradka iyo dowladda makteena ayaan ka rabnaa".-Aragtida Shacabka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
3314 Morse Road
Columbus, OH
43231