Somali Xusuus Reeb
Pagekan Somali Xusuus Reeb waxaa loogu talagalay in lagu baahiyo dhaman dhacdooyinkina farxadeed.
16/11/2023
WAR-16/11/2023-Khamiis-Heybad Media:
Dalxiise British ah oo xaaskiisii ku dilay Hoteel Turkiga ku yaal:
Nin dhallinyaro ah oo Soomaali ah balse heysta dhalashada British ah, ayaa xaaskiisa oo iyaduna dhalinyaro ah, Soomaali ah ku dilay dalka Turkiga, ka dib markii uu 41 jeer Kiyaawo (Screwdriver) gel-geliyey, sidaana qudha uga jaray, hoteel ah ka deganaayeen Turkiga.
Dilka oo ka dhacay hoteelkii ay deganaayeen, ayaa meydka gabadha oo 26 jir ahayd, laga helay qolka ay hoteelka ka deganaayeen.
Shaqaalaha hoteelka Ulubat Castel, ayaa sheegay in ay dhawaaq maqleen, ka hor inta aneey qolka ka dhex helin gabadha oo meyd ah.
Shaqaalaha Caafimaadka oo loo yeeray, ayaa xaqiijiyey in gabadhu geeriyootay.
Jirkeeda ayaa kaga helay 41 dhaawac, oo qaar ay kaga yaaleen dhuunta.
Booliska Turkiga, ayaa qabtay ninkii gabadha qabay misna dilay, isagoo xiran funaanad dhiig ku yaal, iskuna dadaya inuu Taxi ku baxsado.
Baaritaanka kiiskaan ayaa weli socda.
Sources: LBC/Evening Standard/The Mirror.
Courtesy of the photos; METRO.
22/10/2023
Hambalyo walasheen Phaiza Abdi Zalaam . Oo soo af meertay heerka koowaad ee Jaamacada bariga africa. Apyo ilaahayn hakugu anfaco aqoontaa baratay. İnshallh Heerkaan kuwa ka sareeya nolosha inaad ka gaarto baa kuu Rajeneynaa.
16/10/2023
Bahda Somali Xusuus Reeb oo isku duuban waxay halkan Hambalyo Aroos uga dirayaan Ifrah said ahmed iyo caydarus mahamud hamud, oo arooskooda uu ka dhacay Hotel Hotel Same ee garowe.👏👏👏❤
Bahda Somali Xusuus Reeb oo isku duuban waxay halkan Hambalyo Aroos uga dirayaan Ifrah said ahmed iyo caydarus mahamud hamud, oo arooskooda uu ka dhacay Hotel Hotel Same ee garowe.👏👏👏❤
15/10/2023
Bahda Somali Xusuus Reeb Waxay u hambalyeneysaa Drs Sundus Said oo ka qalinjabisay Jaamacada East Africa University-Garowe wll Allaha cilmiga kugu anfaco.
15/10/2023
Waxaan halkaan hamblyo uga diraynaa dhamaan ardaydii ka qalin jabisay jaamcada East Africa University Garowe Campus heerkeeda kowad, sigaar ah waxaan hambalyo udirayaa Mohamed A. Heeryo عطور حسن عطور Abdirihin Mohamud Dalmar.
14/10/2023
Hambalyo hambalyo Hambalyo walasheen Hayaal Abdi👏👏👏🎓.
14/10/2023
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Mudane Abdinasir Ahmed Bashir. Alle hakugu anfaco cilmigaad baratey sxb👏👏👏🎓🎓🎓
14/10/2023
İnşallah Guul xulkeena Somalia vs Niger
12/10/2023
Hambalyo Maalinta calanka Somaliya
12/10/2023
Mogadishu University oo sanadkan ardaydii ugu badneed soo dhoweysay 2023-2024.
11/10/2023
Hambalyo hambalyo hamblayo
Bahda Somali Xusuus Reeb oo isku duuban waxay halkan Hambalyo Meher uga dirayaan Mudane Omar İsak Mohamed iyo madwadiisa Nasteho Mohamed Hashi oo uu Meherkeeda Ka dhacay Magaalada Beled weyne EE Gobalka Hiiraan. İsku waara ubad kheyr qaba oo baari idin noqda alle ha idin kala siyo Aamiin👏🤲.
Aqyaarta sharafta leh idinkanah waa nala wadaagi kartaa Xafladihiina:
1. Aroos ama Meher
2. Dhalasho
3. Qalin jabin
4. Safaradiina xusuusta
5. Kulamada Futsal ka
6. Kulamada dhalinta
7. Fitness ama Gym ka
Waxaan halkan diyaar u nahay in aan farxadiina gaarsiino 5 ta Somali.
Fadlan page ka Shanta Somali Follow iyo Like hakala baqiilina mahadsanidiin👏🙏.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the school
Telephone
Website
Address
Karabuk
Safranbolu
78000