Himilo Health Science College

Himilo Health Science College

Share

Mac-hadka barashada luuqadaha, xisaabta iyo caafimaadka

29/07/2026

Hambalyo dhammaan shacab waynaha reer Woqooyi Bari
Sannad guuro wacan

Photos from Himilo Health Science College's post 30/03/2026

Ogaysiis muhim ah
waxaa loogu bushaaraynayaa Bulshada jecel waxbarashada in college ka Himilo qaybihiisa kala duwan uu qaadanayo arday cusub bishan
1. fasalada caafimaadka
2. English ka iyo xisaabta
3. qaybta school ka waxbarashada Degdega ee hoose dhexe ee galinka h**e
Haddaba ka faaidaysi wacan

19/03/2026
03/01/2026

Ha sugin berrito Ee maanta bilow isbeddelka noloshaada!

πŸ‘‰ Himilo Adult Education
waxay kuu Furtay albaabka guusha πŸ’‘

βœ… Waxbarasho Muddo Kooban ah
βœ… Loogu talagalay Dhalinyarada & Dadka Ka Daahay Waxbarashada
βœ… Nidaam Casri ah & Macallimiin Khibrad Sare Leh

βœ… Fursad dhab ah oo aad ku gaarto riyadaada

⏳ Ha sugin berrito β€” maanta bilow isbeddelka noloshaada!

πŸ“ Laascaanood – Hotel Dhiif, dhabarkiisa dambe
πŸ“ž 0634413589 | 0907398189

✨ Himilo Adult Education – Education is Hope ✨

02/01/2026

Himilo Health Science college

25/12/2025

MA KA MID NOQOTAY ARDAYDA KA AFLAXDAY HIMILO HEALTH SCIENCE COLLEGE?

Waxbarashadu Furaha u ah mustaqbalka, aqoontuna waa gacantaada lagu dhiso riyadaada Himilo Health Science College waxay ku siineysaa hoy waxbarasho oo tayo sare leh iyo faculty-yo khibrad iyo aqoon leh:

β€’ Waxbarashada Aasaasiga ah: Dhis xirfadaha aasaasiga ah ee nolosha iyo waxbarashada, si aad ugu talaabsato heerarka sare.
β€’ Fakulty-ga Caafimaadka: Baro culuumta caafimaadka, hel fursado shaqo iyo horumar, una diyaar garow xirfadaha mustaqbalka caafimaad.

✨ Fursadaha aan bixino waa kuwo qaali ah, oo noloshaada wax ka beddeli kara
✨ Macallimiin khibrad leh iyo deegaan waxbarasho oo casri ah
✨ Xarunta oo ku taal Laascaanood, gaar ahaan dhabarka dambe ee Hotel Dhiif

πŸ“Œ Himiladaada Caafimaad, Halkan Ayay Ka Bilaabataa!

19/12/2025

Himilo Health Science College, hoyga kulliyadda hormuudka ka ah barashada caafimaadka iyo xirfadaha caafimaad ee casriga ah.
Waxaa lagu bartaa maadooyin tayo sare leh oo lagu tababaro ardayga xirfado sugan iyo aqoon qoto dheer,
Waxa aan bixino:

waxa aad kuliyada caafimadka ku baranaysaa

β€’ Medical Laboratory Nursing
β€’ Pharmacy
β€’ Public Health
β€’ Nutrition & Dietetics
β€’ Midwifery
β€’ ICT in Health

Maadooyinka Aasaasiga ah ee aad baran doonto:
β€’ English
β€’ Mathematics
β€’ Chemistry and Biology

Maxaa HIMILO kaa dhigaya doorashada saxda ah?

β€’ Macallimiin khibrad leh iyo hab-baris sare heerkeedu sarreeyo leh
β€’ Qalab iyo sheybaaro (Laboratories) si heer sare ah u qalabaysan
β€’ Tababar (Practical) joogto ah oo isbitaallo la isku xiro
β€’ Shahaado rasmi ah oo la hubiyay in uu u qalmo ardaygu iyo inkale

18/12/2025

Welcome to Himilo Health Science college

10/12/2025

Welcome to Himilo Health Science college

Want your school to be the top-listed School/college in Sool?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Sool


Impact-Site-Verification: 5f7e650c-011a-4d7e-b989-d3fe8f74c47e