System Technology Services
STS is a forward-thinking technology, security and communication company. We also have an offices in Dubai, Nairobi, and Mogadishu.
STS is a forward thinking technology, security, and communication company based in London. The company provides bespoke services and products to small and medium-sized businesses, including individuals. The company meets client needs by providing the following products and services: Security Systems, IT Solutions, Communications, Fire Protection, and Electronic devices
01/06/2026
Ma rabtaa nidaam isgaarsiineed oo degdeg ah, la isku halayn karo, kana caawinaya adeegga macaamiisha?
PBX Phone System waa xalka saxda ah ee shirkadaha iyo hay’adaha doonaya isgaarsiin hufan oo casri ah.
✅ Maareyn fudud oo wicitaannada
✅ Adeeg macaamiil oo heer sare ah
✅ Ku xiran teknoolojiyad casri ah
✅ Ku habboon shirkado yaryar, dhexdhexaad & waaweyn
✨ Kor u qaad isgaarsiinta ganacsigaaga maanta!
Wixii faah-faahim ah nagala soo xariir:
☎️: 4433
☎️:842222
Telephon: 0613752222
Whatsapp:+252 61 3752222
30/05/2026
PSG CHAMPIONS.
Fagaraha taleex oo si nabad ah oo lagu daawanayo kullanka weyn ee finalka Arsanal iyo PSG
30/05/2026
𝐁𝐚𝐥 𝐞𝐞𝐠 𝐧𝐚𝐛𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮!.
Fagaarayaasha Muqdisho oo Martigelinaya finalka xamasadda badan ee Arsenal iyo PSG.
26/05/2026
✨ Ciidul Adxaa Mubaarak ✨
Shirkadda STS System Technology Services waxay dhammaan shacabka Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. 🌙🐐
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naga aqbalo acmaasheena wanaagsan, qalbiyadeennana ka buuxiyo nabad, farxad iyo barwaaqo. Ciiddaan ciiddeeda caafimaad, guul iyo reyn reyn ha idiin noqoto adinka iyo qoysaskiinnaba. 🤍
Eid Mubarak to you all! 🌟
26/05/2026
Waxaad naga helaysaan 𝗾𝗮𝗹𝗮𝗯 𝗸𝗮 𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 oo isugu jiro nuucyo kala duwan kuwaan oo aad u isticmaali karto gurigaaga,hotel kaaga,xarumaha dowliga,goobaha shaqada iyo wixii lamid ah.
Waxaan idin diyaarinay 𝐬𝐡𝐨𝐰 𝐫𝐨𝐨𝐦 ay ku diyaarsan yihiin dhammaan qalabkeennu.
Waxaan kale oo aad naga helaysaan xiridda qalabka iyo sidoo kale 𝗱𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝗮𝗱 qaad Hal sano ah.
Horay usol gaar xarunteena isgoyska taleeh ama show room keenna oo ku yaallo Sahafi Hotel:
Wixii faah-fahfahin ah nagala soo xariir:
☎️: 4433
☎️:842222
Telephon: 0613752222
Whatsapp:+252 61 3752222
24/05/2026
Amni Casri ah oo Aad Ku Kalsoonaan Karto!
𝐓𝐡𝐮𝐦𝐛 𝐅𝐢𝐧𝐠𝐞𝐫𝐩𝐫𝐢𝐧𝐭 𝐒𝐦𝐚𝐫𝐭 𝐃𝐨𝐨𝐫 𝐋𝐨𝐜𝐤– xal amni oo casri ah oo fududeynaya Furida albabkaaga isla markaana ilaalinaya hantidaada.
✅ Furitaanka faraha (Fingerprint)
✅ Password ammaan ah
✅ Furaha caadiga ah (Key)
✅ Kaarka (Card Access)
✅ Mobile App control
Ku raaxayso badbaado, fududaan, iyo tiknoolajiyad casri ah—hal qalab oo isku daraya dhammaan.
🏠 Ku habboon guryaha, xafiisyada, iyo ganacsiyada
⚡ Rakibid fudud & isticmaal sahlan
📞 Naga soo wac: +252616652222 / +252613752222
🌐 Booqo boggayaga: www.globalsts.net
📍 Goobta: Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya
21/05/2026
Maleedahay Guri 𝐝𝐚𝐛𝐚𝐪 Ama 𝐕𝐢𝐥𝐥𝐚 ah maku dhibantahy furidda Irida Iyo xiriddeeda?
Waxaan idin diyaa rinay 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨_𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐜𝐨𝐦 kas oo Ka cawinayo Inaad Albaabka Guriga ka furi kartid adiga oo Jooga fadhiga ama jiifkaa
Waxaan idin diyaarinay 𝐬𝐡𝐨𝐰 𝐫𝐨𝐨𝐦 ay ku diyaarsan yihiin dhammaan qalabkeennu.
Waxaan kale oo aad naga helaysaan xiridda qalabka iyo sidoo kale 𝗱𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝗮𝗱 qaad Hal sano ah.
Horay usol gaar xarunteena isgoyska taleeh ama show room keenna oo ku yaallo Sahafi Hotel:
Wixii faah-faahin ah nagala soo xariir:
☎️: 4433
☎️:842222
Telephon: 0613752222
Whatsapp:+252 61 3752222
18/05/2026
Macamiil Waxa ku kenay 𝐖𝐚𝐥𝐤 𝐓𝐡𝐫𝐨𝐮𝐠𝐡 𝐌𝐞𝐭𝐚𝐥 𝐃𝐞𝐭𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫 tayo sare leh, kuna habboon goob kasta oo u baahan amni iyo hubin sax ah.
✅ Ogaansho sax ah (Gun, Knife, Mobile, Watch & walxo kale oo bir ah)
✅ Xawaare sare & kalsooni buuxda
✅ Ku habboon: Garoomada diyaaradaha, Xarumaha dowladda, Isbitaalada, Dugsiyada, Hotelada & Xafiisyada
✅ Teknoolojiyad casri ah oo la jaanqaadaysa baahida amniga maanta
📍 Cinwaan: Makka Almukarama Road, Taleh – Muqdisho, Somalia
📞 Tel: +252 613752222 / +252 616652222
🌐 Website: www.globalsts.net
📧 Email: [email protected]
👉 La xiriir STS maanta si aad u hesho xal amni oo lagu kalsoonaan karo
15/05/2026
JUMMA MUBARAK
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
4th Floor Daru Tawhid Plaza Maka Al Mukarama Road Mogadishu
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |