Multitech Digital Marketing
Multitech is the first digital marketing company in Somalia that provides Digital Marketing service b Fadlan Like dheh si aad uga faaiideysato.
MULTITECH waa shirkad soo bandhigta fursadaha iyo ganacsiyada dalka ka jira.
28/03/2022
Ma jeceshahay in aad fahan buuxa ka heshid xirfadda casriga ah ee Digital Marketing? Ma tahay qof raba in uu ganacsigiisa ku hormariyo xirfadda Digital Marketing?
Waxaan dhawaan bilaabayna Course gaaban oo lagu baranayo xirfadda casriga ah Digital Marketing.
Isdiiwaangalinta soo buuxi formkan
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfQfZ_2ADHMThHX-vCKe17xz4OcZBPaNSZWP9n8jruAefLFaw/viewform?usp=sf_link
Nagala soo xiriir Whatsapp +252619968868 ama si fudud raac linkgan
https://wa.me/message/Q2KDYITVWG5XL1
KA FAA’IIDEYSI WACAN
23/12/2021
In ganacsigaagu leeyahay mareeg lagalasoo xiriiro waxa ay sare u qaadeysaa magaca iyo aaminaada ganacsigaaga. waxaan diyaar kuula nahay in aan kuu sameyno Website naqshad qurxoon leh, astaanna u noqda ganacsigaaga.
Ka faa'iideyso qiima dhimista sanadka 40% ilaa dhamaadka bisha (31 Dec 2021)
Nagala soo xiriir WhatsAppka
https://wa.me/message/Q2KDYITVWG5XL1
ama booqo websitekeena www.multitech.so
14/11/2021
Ganacsade ma jeceshahay in goobtaada iyo adeegaaguba ay ka talaabo dheereeyan ganacsiyada kale ee suuqa kula tartamaya, waxaan kuula diyaar nahay adeeg suuq geyn casri ah oo dhamaystiran oo awood kuu siinaya ku guuleysiga tartanka suuqa.
Nagala soo xiriir Whatsappka 0619968868 ama nagusoo booqo Xafiiskena Muqdisho.
10/11/2021
Ma ubaahantahay in ganacsigaaga si fudud Bogga ganacsigaagu ku leeyahay baraha bulshada mid sare ma u qaadaa heerka iibka ee goobtaada?
26/10/2021
Ma ubaahantahay in ganacsigaaga si fudud looga dhex aqoonsado ganacsiyada kale? Multitech Digital Marketing waxa ay kuu heysaa farsamooyin iyo fikrado ku dhisan hal Abuur iyo Tayo taasoo ganacsigaagu uga soocnaan karto ganacsiyada kale.
21/10/2021
Ganacsi walba waxa uu baahan yahy in uu helo nidaam suuqeen ku jaan go'an baahidiisa iyo qorshayaashiisa.
Ma ubaahantahay in aa uheshid ganacsigaaga qorshe suuqgeyn casri ah oo ku haboon si uu h**e ugu socdo?
Waxaan diyaar kuula nahay adeeg suuqgeyn casri ah iyo hab qorsheed sare u qaadi kara baahinta adeegyada ganacsigaaga
Nagalasoo xiriir WhatsAppka https://wa.me/message/Q2KDYITVWG5XL1
19/10/2021
Waxaan diyaar kuula nahay adeeg suuqgeyn casri ah oo ku dhisan xirfad, qibrad iyo hufnaan.
Nagala soo xiriir WhatsApp ka adigoo raacaya Linkgan
https://wa.me/message/Q2KDYITVWG5XL1
16/10/2021
Si xirfad leh aan kuugu qabano adeeg casri ah oo kaa caawinaya in aad soo muujiso ganacsigaaga.
13/10/2021
Qorshe saxan ayaa ganacsigaaga gaarsiin kara nidaam suuqgeyn oo guuleysta, waxaan diyaar kuula nahay in aan kuu diyaarino qorshey suuqgeyn oo ku dhisan nidaamka casriga ah ee Digital Marketing.
11/10/2021
SEO is a powerful marketing tool for brand optimization, We can make your site achieve high rankings in the search engines.
08/10/2021
Jumca Kariim
05/10/2021
Dunidaan Casriga ah, macaamiishu waxa ay doorbidaan si waqtigooda iyo lacagtooduba ay u beeqaamiyaan in ay ka adeegtaan online ka.
Waxaan diyaar kuu la nahay in aa kuu suurtagalino in ganacsigaagu si awood leh uga soo dhex muuqdo mareegaha Internet ka.
Nagala soo xiriir WhatsAppka
https://wa.me/message/Q2KDYITVWG5XL1
ama booqo websitekeena www.multitech.so
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Kasoo Horjeedka Hormuud Telecom Trepiano, Makka Almukarrama
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |