Techosom
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Techosom, Isgooska Xaawo-Tako Ee Dagmada Wadajir, Mogadishu.
Techosom waa shirkad cusub oo laga furay muqdisho, samaysana barnaamijyada kombuyuutarrada ee maamula ganacsiga, Iskuulada, shirkadaha, organizations, iyo wixii la halmaala ee adag tahay in uu hal qof maamulo.
20/11/2018
Techosom training center: Waxay ogeysiinaysaa bahda waxbarashada jecel in ay furantahay Labo(2) Koorso Ee ka faa’iideysi wacan:
1"- android development:
Duration: 2 Months
Days: Monday and Tuesday
Time: 02:00PM_04:00PM
Course starts: 3 December 2018
2- Java Programming Language:
Duration: 2 Months
Days: Saturday and Sunday
Time: 02:00PM_04:00PM
Course starts: 1 December 2018
Ardayga waxuu heli karaa dhamaan course materials: Documents, ppt iyo pdf.
Koorsada waxaa xooga lagu saarayaa Qorista iyo sameynta programyada (practical course).
Xarunta Waxay ku taalaa: Isgooska Xaawo taako, Dagmada Wadajir.
Hadaa daneyneeso Fadlan Iska diiwaangeli 0617366298 ama soo gaar xarunta.
Mahadsanidiin.
23/09/2018
Waa System ka kooban desktop iyo mobile Application oo u fududeynaya Maamulka iskuulka in uu si sahlan u maamulo ulana socdo xaaladda guud ee iskuulka sida:
Maaliyadda, xaadiriska-attendance-ardayda iyo macalimiinta, Jadwalka xiisooyinka iyo imtixaanada, Natiijada imtixaanaadka iyo WLM.
Sidoo kale baahida iskuulka waa la texgelinaa.
Fadlan hadaa daneyneeso systemka nagala soo xeriir:
Email: [email protected] Tell: +252617315375
Address: Isgooska dabka, inta u dhaxeysa Olow mall iyo shakata, kasoo horjeedka carwo day-to-day, office 4
02/06/2018
Waa System ka kooban desktop iyo mobile Application oo u fududeynaya Maamulka iskuulka in uu si sahlan u maamulo ulana socdo xaaladda guud ee iskuulka sida:
Informationka ardayda iyo macalimiinta oo dhameestiran
Maaliyadda good
Jadwalka xiisooyinka iyo imtixaanada
Natiijada imtixaanaadka
:
-Maamulaha asigoon cidna la hadlin ayuu ogaan karaa wax walbo oo ku saabsan Iskuulka asagoo isticmaalayo user iyo password uu gaar u leeyahay.
-Macalinka, xaadiriska wuxuu ku qaadi karaa Mobilkiisa sidoo kale meel walbo asigoo joogo ayuu soo gudbinkaraa natiijada imtixaanaadka asagoo isticmaalayo taleefankiisa gacanta. Wuxuu kaloo ardayda ku qiimeenkaraa asagoo isticmaalayo systemkaan.
-Xisaabiyaha, buugaag waaween ma xambaarayo oo mobilkiisa iyo computerka ayaa ku filnaandoona. Xisaabtuna ma jahwareerin doonto.
F.G: Ruux walbo wuxuu leeyahay awoodo u gaara ee uu ku isticmaali karo sistemka.
waxay kuula diyaar tahay hormarinta sistemka iyo caawinaad hufan.
, ogow wax walbo oo ku saabsan Iskuulka adigoo isticmaalaayo userkaaga iyo passworkaaga.
Fadlan hadaa daneyneeso systemka nagala soo xeriir:
Email: [email protected] Tell: +252617315375
Address: Isgooska dabka, inta u dhaxeysa Olow mall iyo shakata, kasoo horjeedka carwo day-to-day, office 4
10/01/2018
Techosom waxay macaamiisheeda sharafta leh ogeysiineysaa in ay idiin heyso Domain registration and web Hosting qiimo jaban (only $59/year), tayadiisuna ay sareyso sidaad qeebta hoose ku arki kartaan:
Specification:
RAM: 4GB
CPU: 2 core
Disk: Unlimited/ Unlimited storage
Traffic: Unlimited/Bandwidth Unlimited
Email: Unlimited/Unlimited Email Accounts
MYSQL: Unlimited/Unlimited MySQL Accounts
Sidoo kale waxaan qiimo jaban kuugu dhiseynaa oo kuugu nashqadeyneynaa Websitekaaga (web designing). Wixii information dheeri ah fadlan booqo Techosom.com
Fadlan hadaad daneyneeso nagala soo xeriir addresska iyo contactska hoos ku xusan:
Contacts: Email: [email protected] Tell: 0617315375 Tell: 0615344355
Address: Isgooska dabka, inta u dhaxeysa Olow mall iyo Shakata, kasoo horjeedka carwo day-to-day, office 4.
07/01/2018
Waa barnaamij u fududeynaya Maamulka iskuulka in uu si sahlan ula socdo xaaladda guud ee iskuulka sida:
Informationka ardayga oo dhameestiran
Maaliyadda good
Jadwalka xiisooyinka iyo imtixaanada
Natiijada imtixaanaadka
F.G: Intaan qodob kale waa lagu dari karaa waana laga dhimi karaa.
Sistemka waxaa lagu galayaa user iyo password oo uu leeyahay:
1- maamulaha guud ee iskuulka,
2- Gudomiye ku xigeenka,
3- gudomiyaha maaliyadda,
4- macalin kasta ee iskuulka,
5- madaxa operationka (haduu jiro),
6- madaxa imtixaanaadka (haduu jiro) iyo
7- Masuul kale haduu jiro.
F.G: Ruux walbo wuxuu leeyahay awoodo u gaara ee uu ku isticmaali karo sistemka.
Techosom waxay kuula diyaar tahay hormarinta sistemka iyo caawinaad hufan.
, ogow wax walbo oo ku saabsan Iskuulka adigoo isticmaalaayo userkaaga iyo passworkaaga.
Wixii faahfaahin dheeri eh fadlan booqo techosom.com ama nagala soo xeriir:
Email: [email protected] Tell: +252617315375
Address: Isgooska dabka, inta u dhaxeysa Olow mall iyo shakata, kasoo horjeedka carwo day-to-day, office 4.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Isgooska Xaawo-Tako Ee Dagmada Wadajir
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 15:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |