Eng Ridvvan Abdi Ali

Eng Ridvvan Abdi Ali

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng Ridvvan Abdi Ali, Science, Technology & Engineering, Mogadishu.

Photos from Eng Ridvvan Abdi Ali's post 04/12/2023

Kuguma filna hal eegmo si aad u kala saarto ama aad u fahanto dhismahaan baxadda ween o kakooban 20 wado o isdhex qadaya(interchange roads) taas o laga dhisay magalda Chongqing o dhacda dal weenaha china.

Dhismhan baaxada ween waxa si an dhameestirneyn loo furay (partially opened) 2017 magaca lo yaqan wadoyinkan waa Huangjuewan flyover interchange

Sida ay qortay majalada south china morning post (SCMP) xiligas aya sheegtay sababta ka danbesay naqshadeynta wadoyin isdhex qadaya (interchange roads) ay tahy qaab-dhismeedka adag (complicated landform) ee degmada Chongqing ee koonfur-galbeed ee Shiinaha.

Dhismaha wadoyinkan ayaa bilaawday sandki 2009 ka waxana la dhameystiray inta ugu badneyd dhismaheda 2017.

Waxa jiro tiro fara badan o wadoyin qaabkan lo dhisay ah o kuyaal magaloyin dunida sida:
Highway Interchange In The Takao Mountain – Near Tokyo, Japan.
Qianchun Interchange, Located in Guiyang, The Capital city, China.
High Five Interchange at the intersection of I-635 and U.S. Route 75 in Dallas, Texas, USA.
Shanghai Interchange, China.
Big I Interchange Albuquerque, New Mexico.
Semanggi Interchange in Jakarta, Indonesia.
The Yan’an East Road Interchange in Shanghai, China.

Q/Ridvvan Abdi Fitah Ali

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00