Samadeeq Hospital
SAMADEEQ HOSPITAL IS SPECIALIZED HEALTH FACILITY THAT PROVIDE QUALITY SERVICE LOCATED IN GUBADLEY DISTRICT MOGADISHU SOMALIA
dhaqaatiir iyo shaqaale ucarbisan u adeegidda bulsha ugu imoow samadeeq specialist hospital
isbitaalka waxa uu kuyaalaa deegaanka gubadley ee magaalada muqdisho dhabarka danbe ee qorax kasoobaxa hormuud telecom
28/05/2026
𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
26/05/2026
𝐂𝐈𝐈𝐃𝐔𝐋 𝐀𝐃𝐗𝐀 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
23/05/2026
Qaliinka mindhicirrada xirma waa qaliin muhiim ah oo loo sameeyo carruurta iyo dadka waaweyn marka ay mindhicirradu xirmaan ama shaqeyn waayaan si caadi ah, nagu soo booqo Samadeeq Hospital
19/05/2026
Haddii aad isku aragto calaamadahan, waxaa muhiim ah inaad la tashato dhakhtar si loo sameeyo baaritaan iyo daryeel caafimaad oo kugu habboon.
17/05/2026
🌍𝐖𝐎𝐑𝐋𝐃 𝐇𝐘𝐏𝐄𝐑𝐓𝐄𝐍𝐒𝐈𝐎𝐍 𝐃𝐀𝐘
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Dhiig-karka Adduunka.
17/05/2026
Haddii Aad Ka Cabaneyso Xameytida oo U Baahan Qalliin Laysarka ah nagu soo booqo Isbitaalka si Aad u Hesho Qalliimo caafimaad iyo Daryeel Caafimaad oo Ammaan ah.
12/05/2026
🌍𝐖𝐎𝐑𝐋𝐃 𝐈𝐍𝐓𝐄𝐑𝐍𝐀𝐓𝐈𝐎𝐍𝐀𝐋 𝐍𝐔𝐑𝐒𝐄 𝐃𝐀𝐘
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta kalkaaliyayaasha Adduunka.
09/05/2026
Haddii aad qabto baabasiir ama fiistulo, la kulan dhaqtarka qalliimada guud si aad u hesho qalliimo casri ah, Hel daryeel caafimaad oo ammaan ah oo lagu kalsoonaan karo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Gubadleey
Mogadishu
252