Afgoi community development organisation

Afgoi community development organisation

Share

Humanitarian Services

Photos from Afgoi community development organisation's post 16/01/2026

Dhalinyaro ka socotay Ururka Horumarinta Dhalinyarada degmada afgoye ayaa si firfircoon uga qayb qaatay olole nadaafadeed, kaas oo lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.

Nadaafada ayaa diiradda lagu saaray doorka dhalinyarada ee degmada afgooye ayaa waxa uu fursad u siiyay dhalinyarada. Afgoi community development organization (ACDO). inay la wadaagaan fikradahooda iyo khibradooda ku aaddan horumarinta bulshada iyo xoojinta ka qaybqaadashada nadaafada dhalinyarada ee degmada afgooye.

Ka qaybqaadashada dhalinyarada ACDO ee ololaha nadaafada ayaa muujinaysa sida ay uga go'an tahay inay kaalin mug leh ka ciyaaraan horumarka degmada , iyagoo xoojinaya muhiimadda ay leedahay in dhalinyaradu ay noqdaan udub dhexaadka iyo horumarka degamada.

Photos from Afgoi community development organisation's post 22/08/2025
Photos from Afgoi community development organisation's post 22/08/2025

Asc
Bahda ururka Horumrinta Bushada afgoye, waxaa halkan hambaliyo farxadeed oo meher ah hawada sare umarineynaa wllkena Dr Ali Abdi oo maanta meherkiisa ka dhacay gudaha degmada afgoye gobolka shabellada hoose.

Waxan leenahay isku waara wada hela ubad kheer qaba guurkina guur barwaaqo, gurigina guri nabad eebe haka yeelo.
Gabar iyo malab
Wiil iyo Caano.

Photos from Afgoi community development organisation's post 21/05/2025

𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝟯 𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗸𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗯𝗲𝗲𝗹𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲

Dhalinyaro ka socotay Ururka Horumarinta Dhalinyarada degmada afgoye ayaa si firfircoon uga qayb qaatay Shirweynaha 3-aad ee Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Shirweynahan oo diiradda lagu saaray doorka dhalinyarada ee arimaha bulshada ayaa waxa uu fursad u siiyay dhalinyarada ACDO inay la wadaagaan fikradahooda iyo khibradooda ku aaddan horumarinta bulshada iyo xoojinta ka qaybqaadashada dhalinyarada ee arrimaha bulshada.

Ka qaybqaadashada dhalinyarada ACDO ee shirweynahan ayaa muujinaysa sida ay uga go'an tahay inay kaalin mug leh ka ciyaaraan horumarka gobolka iyo guud ahaan dalka, iyagoo xoojinaya muhiimadda ay leedahay in dhalinyaradu ay noqdaan udub dhexaadka isbeddelka togan.

Photos from Afgoi community development organisation's post 03/10/2024

Maanta oo ay Taariikhda aheyd 3/10/2024 masuuliyiin ka socotay.
Ururka Horumarinta Bulshada afgoi Afgoi community development organisation kaga qeyb qeyb galeen Kulan oo ay soo Agaasimeen ururka dhalinyarada gobolka shabeelada hoose, kulan kaasoo ahaa ujeedkiisa wax ka qabashada Fatahaadi ka dhacaday degmada iyo deegaano kale hoos yimaada. Kulanka waxaa kasoo qeyb galeen, Hay'adaha ka shaqeeya xaquuqda bani'adanimada. Madasha waxa ka hadlay dhamaan ururada madaxbanaan. Degamada afgoye iyo deegaanada hoos yimaada waxay ubahan yihiin Gar gaar bani'adanimo.
ACDO is non profit organization.

Photos from Afgoi community development organisation's post 19/09/2024

Maanta waxaan ka qeeb galanay similar looga arinsanaayay sidee dhalinta degmada afgoye aqoontooda sare looga qaadi lahaa waxaana barnaamijkaasi daah furay gudoomiyaha ururka dhalinyarta gobolka mudane Yuusuf

Afgoi community development organisation

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Busteejada Afgoi
Mogadishu