Samow Tech

Samow Tech

Share

waa page aan ugu talagalay in an ku soo gudbiyo xirfada coding-ka

19/10/2024

Waa maxay Blockchain, waligaa ma maqashay?

Blockchain waa teknolojiyad diiwaangelin oo furan oo loo isticmaalo kaydinta macluumaadka si ammaan ah oo aan wax laga beddeli karin.

Waa silsilad xogta oo ka kooban diiwaanno yaryar (blocks) oo midba midka kale ku xidhan yahay, taas oo ka dhigaysa in macluumaadka lagu kaydiyo qaab si furan u ah in la raaci karo oo aan la beddeli karin.

28/12/2022

Aduunka waxa ka socdo sheekooyin yaab leh ka dib markii la jabsaday Account-ka Piers Morgan oo ah Wariye caan oo u dhashay dalka Ingiris-ka.
Bartisa Twitter-ka aya lagu so dabacay qoraalo iyo Sawiro la xariira Somaliya.
Waxana lagu edeyay in uu ka dambeeyo qof Somali ah!!!.

22/09/2022
14/09/2022

Display date and time.
.

13/09/2022

waa maxay "Palindrome numbers" C++.

10/09/2022

Habeenka jimcaha so galeyso iyo kulan xiiso leh inshaa allah
topipc: Get satarted with java programming.
date 22 sept 2022
time 8 -11 pm mogadishu time 🕘.

link: meet.google.com/juw-sjnp-amm

kas oo qeyb gal wacan insha allah.

25/08/2022

Topic: The fastest way to become a programmer.
Link: https://meet.google.com/tzs-povo-bfc
Waqtiga muqdisho 21:00
Waqtiga qaahira: 20:00

Ka soo qeyb gal wacan

ka so qeyb gal wacan dhammaan bahda xiseneysa barashada computer programming-ka.

Topic: "The fastest way to become a programmer"
25 - August 2022

link: meet.google.com/tzs-povo-bfc

19/08/2022

ka so qeyb gal wacan dhammaan bahda xiseneysa barashada computer programming-ka.

Topic: "The fastest way to become a programmer"
25 - August 2022

link: meet.google.com/tzs-povo-bfc

30/06/2022

Waa maxay luqaadka kombiyuutarka?

Luqaadka kombiyuutarku marka laga hadlaayo qofba si ayuu uga jawabaa.
Adiga oo maskaxadda ka saaraya kambiyuutar waxaad isweydisa su’aasha ah, waa maxay luqad?
Haddi ad la kulanto qof ku hadlaya Ingiris adna aad ku hadasho Somali side ayad ugu gudbin laheyd wax yaabaha aad rabto?
Way adagtahay waxad ku qasbatahiin labadina in ad hal luqad ugu yaran wataqaanan si aad isku fahantaan.
Sidaa si lamid ah kombiyuutar kuna waxa u fahmaa luqaad kuwaas o lo yaqaan luqaadka kombiyuutarka (programming languages).

Luqaadka kombiyuutarku waxaa loo kala qadaa labo qeybood
1. Luqaadka dabaqadda hoose
i. Machine language
i.i Assembly language
Faaidoyinka luqaad kan waxaa ka mid ah
1. Uma baahna maasaxa weyn (less memory).
2 . Uma baahna waqti badan si ay u shaqeyaan.

2. Luqaadka dabaqadda sare
i. Procedural language(C, FORTRAN BASIC).
ii. Object oriented programming language (C++, Java
Python).
iii. Natural language.
Faadioyinka luqaadkan waxaa ka mid ah
1. Way fududahay in aad qorto ama aqriso.
2. Way fududahay in aad cilad bixiso.

25/06/2022

Data computer kaga ku jirta markii aad Delete dhahdo halkee ayay adaa?
Fikirkaaga waa muhiim!!.

24/06/2022

Hadii aad rabto in aad noqoto Front-End developer waxad u bahantahay in aad barato.

1. HTML
2. CSS
3. Javascript.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu