Bagedi commiunity
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bagedi commiunity, Shopping & retail, Mogadishu.
Bandhig Urur siyaasadeedka karaama
Mubarak degmada Awdhegle & gudomiyaha Deeganka Mubarak mudane Maxamuud Siidow maxamud
Wakiilka Ururka Karaama ee degmada awdhegle mudane abdirazaq axmed maxamed (maarow) oo maanta qaatay kaar cod bixinta
15/04/2026
Hambalyo wakiilka urur siyasadedka karaama ee degmada awdhegle Mudane Abdirazaq Ahmed maxamed ( maarow)
12/04/2026
Maamulka deeganka oo taagero kahelaya taliska ciidanka xoogga dalka & walalaha UPDF ee kusugan deeganka mubarak
Waxay deeq raashiin ay uqeybiyeen dadka danta yar raashinkasi oo ahaa garaamka ciidanka .
Waxa goobta kusugna gudomiyaha deeganka mubarak mudane ( maxamud siidow maxamud ) .
31/03/2026
Deg.deg waxa laguso waramaya inuu iska diiday gudomiyaha Degmada Awdhegle inuu soodhaweyo gudomiyaha cusub gobolka shabelaha hose mudane Abdifatah Siidii,
Sababo laxiriira inu aha saxibka koowaad gudomiyihii h**e Najah
Maxamed ibraahim oo hadda ah gudomiyaha Awdheegle aya laguso waramaya inuu kadegay magalada nairobi ee dalka Kenya halkaasi oo joogan qaar kamida saxibadiisa siyaasada oo ugu h**eeyo xildhibaan waliid & Gudomiye h**e Ibrahim Adan Ali Najah iyo qaar kale .
Degdeg/ Hogaanka sare ee dhalinyarada Begedi aya cambaareeyey matalaad xumadii Xildhibaan maxamed yuusuf xassan waliid taasi oo kutilmaameen inay tahay mid aad loogu xumaado ayada oo loo sababeeyey is casilaadaasi Dano siyaasadeed isaga gaar u ah
Gudomiyaha Deeganka mubaarak Mudane( Maxamuud Siidow ) oo booqasho kutagay waaxda godey oo katirsan deeganka isaga oo waqti kula qaatey halkaasi dhalinyarada degan waaxdaasi .
20/03/2026
Gudomiyaha Deeganka mubaarak Mudane maxamud siidow oo shacabkiisa kula ciidaya gudaha Deeganka mubaarak
19/03/2026
Gudomiyaha Deeganka mubaarak Mudane H.E. Maxamuud Siidow ayaa Hambalyo Udiray munaasabadda Ciid Al -Fitri Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwo deegaanada KGS
Wasiirka ayaa ugu baaqay shacabka Reer KGS inay muujiyaan Isku duubni iyo is garabtaag ay isku sameeyaan xiiliga adag oo ay dadka wajahayaan Abaaro iyo hurin Colaadeed
Wasiirka ayaa Allah SWT uweydiiyey Guud ahaan Umadda inuu ka aqbalo Acmaashii Suubanayd Soonkiii Iyo Sadaqadii intaba
كل عا م وًانتم بخير
Gudoomiyihi h**e Degmad Awdheegle Ayaa sicad U handaday Dhalinyarad iyo Odiyaasha Beesha Abaasad
Asigo difaacayo gudomiyah maxakamad sare K.G.S
26/02/2026
Update ,
Ninkaan sawirkiisa idin muuqdo waxa lagu magacaba shuceeb osmaan gaaloow shuceb waa labo kaarle o lawada dhinac U shaqeeyo wuxu rawaa inu dhaxgalo odiyaasha Degmada awdhegle sidii U helo Kaarka Agoonsiga Wazaarada Arimaha gudaha dowlad goboledka kgs iyo Dowlada faderaalka waxaan ka codsaneyna Inaan lagu degdegin kaar bixinta iyado lahubin khatarta U keeni Karo Bulshada iyo Degmada Awdheegle
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu