Maria Sweets
Dhadhan iyo dheef isu dheelitiran
28/02/2020
Waxaa si qurux badan inoogu soo gabogaboobay Bandhiggii ganacsiga Soomaaliya (Somali Trade Show) oo socday 2 maalmood.
Maria Sweets waxay qeyb ka ahayd ganacsiyadii fursadda u helay inay ka faa'iideystaan sidii ay u soo bandhigi lahaayeen Ganacsigooda.
Alxm bandhigid ganacsi, ka faa'iideysi tababarro kala duwan, iyo in aan macaamiil hor leh abuurno ayaan dhaxalnay 2dii maalmood ee uu bandhigga socday.
Alle ayay mahad u sugnaatay goor walbo.
Team Somali Trade Show waxaan leenahay waad mahadsantihiin..
19/02/2020
Maalinki 1aad ee bandhigga hibada dhallinyarada Soomaaliyeed..
Somali youth talent fair
Maalinka berri ahna diyaar ayaan ku nahay bandhigga maalinkiisa 2aad in shaa Allaah.
18/02/2020
In shaa Allaah maalinka berri ah waxaan qeyb ka nahay Bandhigga Hibada Dhallinyarada Soomaaliyeed oo sanadkiisa 2aad ka qabsoomaya Magaalada Muqdisho..
03/02/2020
Shaly oo ay taariikhdu aheyd 02.02.2020 Waxaa si rasmi ah u bilaabay ka ganacsiga buskutkan (Buskut Saliid) ama Loo yaqaano (Mandhazi).
Qiimo macquul ah iyo dhadhan ku raali geliya ayaan kuula diyaar nahay in shaa Allaah.
Bilow barako leh.
Qeybtii ugu horreysay waa la qaatay, yaanan lagaaga hormarin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu