SIMAD Creative Studio
SIMAD Creative Studio is a vibrant and innovative studio where imagination meets reality. Born from the core of SIMAD iLab. #SIMADStudio
Happy International Youth Day! โจ
10/08/2026
If opportunity knocked on your door...
Would you answer?
Tell us with a ๐ in the comments and stay tuned for what's coming next.
15/07/2026
Hal sano oo waxbarasho, hal-abuur, wada-shaqayn iyo ka qaybgal mashaariic dhab ah kadib, CIIP Cohort 1 waxay ku dhow yihiin gebagabada safarkoodii.
๐๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ ๐๐ป๐ฑ๐๐๐๐ฟ๐ถ๐ฎ๐น ๐๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐๐ต๐ถ๐ฝ ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ (๐๐๐๐ฃ) waa barnaamij tababar ah oo ay hirgeliyay ๐ฆ๐๐ ๐๐ ๐๐ฟ๐ฒ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ ๐ฆ๐๐๐ฑ๐ถ๐ผ, kaas oo fursad u siinaya ardayda iyo qalin-jebiyeyaasha Jaamacadda SIMAD inay ka shaqeeyaan mashaariic dhab ah, isla markaana horumariyaan xirfadahooda dhinacyada hal-abuurka iyo warbaahinta.
Maanta, oo ku beegan Maalinta Caalamiga ah ee ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ (๐ช๐ผ๐ฟ๐น๐ฑ ๐ฌ๐ผ๐๐๐ต ๐ฆ๐ธ๐ถ๐น๐น๐ ๐๐ฎ๐), waxaan idinla wadaagaynaa wajiyada hal-abuurayaashan oo door muhiim ah ka qaatay mashaariic badan, kuna kasbaday waayo-aragnimo iyo xirfado qiimo leh oo u diyaarinaya mustaqbalka.
Tani se waa billowga oo keliya, nala soco dhawaan si aad u barato xubin walba oo ka tirsan CIIP Cohort 1, una ogaato safarkooda hal-abuurnimo iyo guulaha ay gaareen.
Creativity starts with a skill.
๐๐๐ฉ๐ฉ๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ ๐๐๐ฒ! ๐โจ
30/06/2026
Our Graphic Design students had the opportunity to participate in a practical guest lecture delivered by Ustad Hiba Alasow, a graduate of the first cohort of Graphic Design, as well as a Content Creator, Cinematographer, and Graphic Designer.
During the session, she shared professional insights and practical techniques in photo retouching, enriching studentsโ learning through real-world industry experience.
25/06/2026
Over the past days in Journalism 360, we focused on the art of video production and editing for news.
We learned how to capture strong visuals, plan effective shot sequences, and edit footage into clear and compelling news stories.
The sessions also explored how every cut, transition, and visual choice can shape storytelling, making stories more engaging, impactful, and easier for audiences to understand.
From shooting to editing, we discovered that great journalism is not only about telling stories, but also about showing them powerfully.
20/06/2026
Maalmahan la soo dhaafay ee Journalism 360, waxaan barannay sida wararka TV-ga iyo digital-ka loogu qoro si kooban, cad, oo saamayn leh, iyo sida sawirrada loo qorsheeyo si ay si fiican ula jaanqaadaan sheekada.
Waxaan diiradda saarnay in sawir kasta uu yeesho ujeeddo, qoraalkuna uu sheego kaliya waxa kamaraddu muujin karin. Sidoo kale, waxaan barannay storyboard-ka iyo sida sequence-yadu uga dhigaan sheekada mid muuqaal ahaan xooggan oo fudud in la fahmo.
17/06/2026
Maalintii 4-aad, waxaan barannay mid ka mid ah qaybaha ugu adag ee saxaafadda, warbaahinta xilliyada colaadaha, dhibaatooyinka, hubanti laโaanta, iyo xaaladaha cadaadiska sare leh.
Waxaa diiradda la saaray sida saxafiyiintu u shaqeeyaan marka ay jiraan xaalado halis ah, iyagoo ilaalinaya badqabkooda, hubinaya saxnaanta xogta, dhowraya ilaha xogta, isla markaana si masuuliyad leh u tebinaaya dhacdooyinka degdegga ah.
16/06/2026
Maalintii saddexaad, waxaan galnay mid ka mid ah mawduucyada ugu muhiimsan saxaafadda, sidee loo go'aamiyaa waxa noqda war?
Waxaa diiradda lagu saaray sida loo qiimeeyo wararka, loo doorto xagasha ugu habboon ee sheeko kasta, iyo sida go'aannada tifaftirka looga gaaro qolka wararka. Sidoo kale, ka qaybgalayaashu waxay barteen sida loo kala hormariyo sheekooyinka, loo qorsheeyo tebinta dhacdooyinka, iyo sida looga jawaabo wararka degdegga ah.
Category
Contact the university
Telephone
Website
Address
Mogadishu
BN00630
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 16:00 |
| Tuesday | 09:00 - 16:00 |
| Wednesday | 09:00 - 16:00 |
| Thursday | 09:00 - 16:00 |
| Saturday | 09:00 - 16:00 |
| Sunday | 09:00 - 16:00 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when SIMAD Creative Studio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.