Shabeell
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shabeell, Writer, Mogadishu.
27/12/2025
Hassan Sheikh Mohamud madaxweynow hortaa jiraa soo waayay tiina meel ii dhiga ee teyda ajiiba loojoojinmaayo dal laguma maamulo madaxweynow talada hadii aad dhulka dhigi weyso maxaa leeskula jiri rabaa ma in aad kaligaa taliso madaxweynow talada dhulka dhig si aad dalkaan isra11l uga bad baadiso waxa lagu gorgortamaahi waa putlund iyo jubalund somaali hakala dirin yaan magac soomaliyeed lawaayin
Talo soo jeedin
24/12/2025
Mid aad axmad ugaran jirtay ayaa faadumo loo aqoonsa doonaa
Isbedel weyn ayaa jiro bal daya saxibkey axmad hadda faadumo ayow noqday
Dalkaan dadkiisa dad nool iyo dad dhintay ayey isugu dhaxjiraan su aal adi keetahay
29/03/2025
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال عيد مبارك علينا وعليكم
Eid mubarak hambalyo dhamaan muslimiinta
Ramadaanka fadligiisa alle hana waa fajiyo
04/10/2024
Sxbkey kaftan weyne su aashaan aad igu soo celcelisay oo ah Hirshabelle 5oct dabaaldagaan leesku dirqinaayo aysan dadka rajabadan kaqabin maxaa u sabab ah ?
Jawab
Hiraan iyo shabeelaha dhaxe ayaa laga soo gaabshay hirshabeelle oo loo aas aasay in loogu shaqeeyo maamulka balse hadda oo ay indhaha is ku cadyihiin maamulka hadda jiro waxey qorsheynayaan in caasimada loo raro masaajid cali gaduud ama ceelbaraf
1 waa in lahelo maamul caasimadiisa mustaqbalka tahay jowhar
2 waa in lahelo madacweyne ay ka go antahay hirka oo siman dadkeeda
3 waa in lahelo maamul aaminsan bada iyo wabiga dhaxmara in ay somaliya quudin karaan
Dabaaldaga iyo isu faraxsanaanta intaas ayaa ka horeyso dirqi nagama saareyso hirka
Xamar qeybta barri
10/06/2024
Hirshabeelle weytagtay Ali Gudlawe Hussein howl badan ayuu hayaa
29/05/2024
Halkaan walaalo qaaliya ma ii joogaan
13/04/2024
Howl wadeenka bogaan ii soo qora hadii kale ushii madaale cml u diyaar garooba
Innaa Lilaah waa innaa Ileyhi raajicuun Taliye Suulnuug Allaha u naxariisto. Waa shahiid ku geeriyooday isaga oo dalkiisa difaacaya
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu