DhisTech
DhisTech is a modern company specializing in Software Development, Web & Graphic Design, Social Media Management, Cybersecurity, and Domain & Hosting Services.
We serve our clients professionally, helping turn their ideas into tangible impact.
30/07/2026
Ka hor ๐ โ Kadib ๐
Ma ku daashay:
๐ Buugaag badan?
โ Xisaab khaldan?
๐ฆ Alaab aan si sax ah loo maamulin?
๐ณ Daymo aan si fudud loola socon?
๐ธ Qarashaad badan oo aan la diiwaangelin?
๐ช Bakhaar aan si habsami leh loo maamulin?
EhantiPOS ayaa kuu ah xalka. โ
Hal nidaam oo keliya ayaad ku:
๐ La socon kartaa iibkaaga
๐ฆ Maamuli kartaa alaabtaada
๐ฐ Ogaan kartaa faa'iidadaada
๐ Helaysaa warbixinno degdeg ah
๐ณ La socon kartaa daymaha macaamiisha iyo kuwa ganacsiga
๐ธ Diiwaangelin & la socodka dhammaan qarashaadka kaa baxa
๐ช Maamuli kartaa bakhaarkaaga isla markaana la socon kartaa dhaqdhaqaaqa alaabta
Ganacsi Casri ah. Maamul Fudud.
๐ Ku bilow EhantiPOS maanta, kana dhig ganacsigaaga mid si hufan oo casri ah loo maamulo.
Ha lumin waqti iyo lacag oo qaado nidaamka EhantiPOS.
EhantiPOS wuxuu kuu sahlayaa inaad ganacsigaaga maamusho si xirfad leh, meel kasta iyo waqti kasta.
๐ฉ Nala soo xiriir si aad u hesho Demo bilaash ah.
Website: ehanti.com
Email: [email protected]
Whatsapp: wa.me//+252612289073
See less
26/07/2026
Weli ma waxaad ku maamushaa dukaankaaga buug iyo qalin?
Waa waqtigii aad u wareegi lahayd maamulka casriga ah.
EhantiPOS waa nidaam casri ah oo kaa caawinaya inaad si fudud u maamusho ganacsigaaga.
โ
Maamul alaabtaada
โ
Diiwaangeli iibka
โ
La soco daymaha
โ
Soo saar invoices
โ
La soco faa'iidada iyo khasaaraha
โ
Arag warbixinno Malinle/Asbucle/Bile/Sanad
โ
Maamul laamaha
โ
Hel shaashad guud oo kala soco macluumadka duganka
โ
Keydso macaamiishaada
โ
Ku isticmaal Mobile kaaga ama qalab yada kale duwan
โ
Meel waliba aad joogto waad isticmaali kartaa
๐ฏ Ku habboon:
๐ **(Dukaamada Waaweyn)**
๐ช **(Dukaamada Tafaariiqda)**
๐๏ธ **(Dukaamada Yaryar ee Raashinka iyo Agabka)**
๐ฆ **(Dukaamada Jumlada)**
๐ ** (Carwooyinka iyo Dukaamada Dharka)**
๐ **(Dukaamada Kabaha)**
๐ **(Dukaamada Boorsooyinka iyo Agabka Qurxinta)**
๐ **(Dukaamada Qurxinta iyo Isqurxinta)**
๐ฑ **(Dukaamada Taleefannada Gacanta)**
๐ป **(Dukaamada Elektaroonigga iyo Kombiyuutarrada)**
โ **(Dukaamada Saacadaha iyo Agabka Kale)**
๐ **(Dukaamada Agabka Guriga iyo Jikada)**
๐งธ **(Dukaamada Alaabta Carruurta lagu Ciyaaro)**
๐ **(Dukaamada Hadiyadaha)**
๐ ๏ธ **(Dukaamada Qalabka Dhismaha iyo Dayactirka)**
Ha lumin waqti iyo lacag oo qaado nidaamka **EhantiPOS**.
**EhantiPOS** wuxuu kuu sahlayaa inaad ganacsigaaga maamusho si xirfad leh, meel kasta iyo waqti kasta.
๐ฉ Nala soo xiriir si aad u hesho Demo bilaash ah.
Website: ehanti.com
Email: [email protected]
Whatsapp: wa.me//+252612289073
25/06/2026
Hambalyo Maalinta Xorriyadda!
Waxaan dhamaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee Sanad-guurada 66-aad ee kasoo wareegtay Maalinta Xorriyadda (26-ka June 2026). Sanadkan kiisa kale nabad iyo barwaaqo allow na gaarsii. Maalin farxad leh!
26/05/2026
Eid Wanaagsan! Allaha naga aqbalo acmaasha suuban sanadkan iyo sanadka soo socda caafimaad nabad iyo barwaaqo alaha nagu gaarsiiyo
17/04/2026
XALKA SAXDA AH EE GANACSIGAAG
EhantiPOS waa nidaam casri ah oo si fudud u maamulaya:-
1. Iibka maalinlaha
2. Tirada Macaamiisha
3. Faa'idada iyo qasaaraha
4. La socodka deeymaha
5. La socodka baqaarka
6. Report maalinle/asbuucle/bile
7. Macaamiisha aad alaabta ka soo gadato
8. Ku maamulida xarumaha kala duwan
Waa hal nidaam loo isticmaali karo noocyo kala duwan oo dugaamo ah sida pharmacy,carwooyinka iyo beauty salons iyo kuwa kale la mid ah.
Fadlan hadii aad xiiseeynayso soo dalbo.
Whatsapp : https://wa.me/+252612289073
www.dhistech.com
17/04/2026
๐๐ถ๐บ๐ฐ๐ผ ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป | ุฌู ุนุฉ ู ุจุงุฑูุฉ |
15/04/2026
Ma ku daashay jahawareerka, Dalabaad, macaamiil iyo lacag is dhex yaac ah?
DawarHub ayaa kuu keenaya xal fudud.
โ Ku maamul wax walba hal meel
๐Hadda tijaabi (Demo): ๐ www.demo-tms.dhistech.com
Ku soo biir tolaayasha casriga ah oo ka dhig ganacsigaaga mid hagaagsan oo guulaysta.
๐ Booqo: www.dhistech.com
๐ Wixii faahfaahin ah, nala soo xiriir: https://lnkd.in/dywyX2ne
10/04/2026
ูููู
ุงุฌุนููุง ุฌู
ุนุฉ ู
ุจุงุฑูุฉ ุนูููุง ูุนูููู
"Allahumma innaka 'afuwwun tuhibbul 'afwa fa'fu 'anni" โค๏ธ
06/04/2026
Ma u baahan tahay system kuu maamula ๐๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐? ๐
Ha lumin waqtiga, hana isku dhex yaacin xisaab iyo cabbir. ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐น๐ฒ ๐๐๐ฏ ayaa kuu hagaajinaya wax kasta. ๐ง๐ฎ๐น๐ฒ๐ฒ๐ณ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ama ๐๐ผ๐บ๐ฏ๐ถ๐๐๐๐๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ka maamul ganacsigaaga meel kasta oo aad joogto.
๐Hadda tijaabi (Demo): ๐ www.demo-tms.dhistech.com
Ku soo biir tolaayasha casriga ah oo ka dhig ganacsigaaga mid hagaagsan oo guulaysta.
๐ Booqo: www.dhistech.com
๐ Wixii faahfaahin ah, nala soo xiriir: https://lnkd.in/dywyX2ne
hashtag hashtag hashtag hashtag hashtag
24/03/2026
Ha lumin waqtiga, hana isku dhex yaacin xisaab iyo cabbir. ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐น๐ฒ ๐๐๐ฏ ayaa kuu hagaajinaya wax kasta. ๐ง๐ฎ๐น๐ฒ๐ฒ๐ณ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ama ๐๐ผ๐บ๐ฏ๐ถ๐๐๐๐๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ka maamul ganacsigaaga meel kasta oo aad joogto.
๐Hadda tijaabi (Demo): ๐ demo-tms.dhistech.com
Ku soo biir tolaayasha casriga ah oo ka dhig ganacsigaaga mid hagaagsan oo guulaysta.
๐ Booqo: www.dhistech.com
๐ Wixii faahfaahin ah, nala soo xiriir: https://wa.me/+252612289073
Category
Website
Address
Hamar Weine
Mogadisho
00252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when DhisTech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.