Dheef

Dheef

Share

A store that sells books and supports the author with his/hers book design and marketing.

08/12/2025

Sanadkii 4aad oo aynu kamid nahay Martida Bandhigga, waan ku faraxsanahay, waa maalmaha Garowe ay noqoto aduunka buuggagta.

Maktabadda Dheef waxay ka midtahay Maktabadaha ka hawl gala Magaalada Mogdisho.

Photos from Dheef's post 14/11/2025

Waxaa daahfurka buugga inoo soo afmeeray Wasiirka waxbarashadda Somalia Farah abdulqadir.

Photos from Dheef's post 14/11/2025

Martidii Daahfurka buugga Somali Foreign policy-Ibrahim farah Bursaliid

Photos from Dheef's post 14/11/2025

Prof. ibraahim Faarax Bursaliid Qoraagga buugga Siyaasadda arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Photos from Dheef's post 14/11/2025

Waxaa hadda inoo furmay daahfurka buugga siyaasadda arrimaha dibadda somaliya.

11/11/2025

Aqoonta culuumta siyaasadda, arrimaha caalamka, diblomaasiyadda iyo siyaasadda arrimaha dibadda waa qayb muhiim u ah nabadeynta, dal-dhiska iyo dib u mideynta dalka.. waxayna Soomaaliyada cusub geyn karaan meel sare!"โ€” Prof. Bursaliid

Haddii aad daneyneyso inaad kasoo qeygasho Bandhigga Buugga Siyaasadda arrimaha Dibedda ee uu qoray Prof. Ibraahim Faarax Buraaliid, fadlaan kusoo biir groupkaan๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/KMMIQI28i8b9dng0vJI4x7?mode=wwt

Kasoo qeybgal wacan.

26/10/2025

๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ข ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐จ 2 book & $20
Ciyaarta Caawa dhex mari doonta Real madrid Vs Barcelona.

F.G: Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.
Shuruudaha:
1. Like post
2. Share post.
3. Tag two readers

Hadii dhowr qof ay wada saxaan natiijada ciyaarta, qofka xaga wakhtiga ugu horreeya ayaa ku guulaysan doona abaalmarinta.

18/10/2025

Murugo waa sheeko ku saabsan wiil barbaar ah oo nolol qallafsan ku barbaaray. Wiil aan weligii arag gacaltooyadii iyo koolkoolintii carruurtu ka heli jireen waalidkood. Waalid laโ€™aan buu ku barbaaray. Jabhadnimo iyo jeelal Muqdisho iyo Nayroobi ah buu ku qaadanayaa noloshiisa barbaarnimo. Jacayl iyo kalgacal buu u qaadayaa gabar ay ku kulmi doonaan Nayroobi. Nolosha ayaa hadba haadaan ka tuuraysa, kolka u danbaysana ku soo tuuraysa xeebaha bari ee Boosaaso.

Gabar uu gaclooday bay ugu danbaynta is guursanayaan. Nolol kale oo tii h**e ee qallafsanayd ka duwan buu galayaa. Nolol lacag iyo shaqaba leh. Laakiin noloshan danbe Samatar wuu iska ka la qubayaa, hawadiisa ayuu raacayaa, oo gabar kale ayuu bilaabayaa in uu la tunto. Dabadeed wuxuu ku dhacayaa hog kale oo halaag ah oo la mid ah kii uu ku soo barbaaray.

Laakiin nasiib wanaag waxaa caawinaysa oo gacan weyn u fidinaysa gabartii ay is guursadeen. Gabartani waa tii u sabab ahayd in uu noloshii h**e qallafsanayd ka baxo, mar labaadna sabab u noqotay in uu ka baxo noloshii danbe ee halaagga ahayd ee uu gacantiisa ku galabsaday.

Waxa aad ka dalban kartaan Dheef Books.

10/10/2025

15/07/2025

Here we go!

31/01/2025

ุจุงุฑูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู…ุง ูˆ ุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠูƒู…ุง ูˆ ุฌู…ุน ุจูŠู†ูƒู…ุง ููŠ ุฎูŠุฑ
Dhamaan maamulka iyo guud ahaan howlwadeennada shirkada dheef waxa ay hambalyo guur u dirayaan walaalkeen marna saaxiibkeena qiimaha badan mohamed ahmed oo maanta isaga iyo marwadiisa ku aqalgaleen magalada mogadishu.

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 22:00
Tuesday 07:30 - 22:00
Wednesday 07:30 - 22:00
Thursday 07:30 - 22:00
Saturday 07:30 - 22:00
Sunday 07:30 - 22:00