Ruush
Abdihakim shine (Ruushka)
Walalnimo
14/10/2025
Fariin Ku Socota Wariyeyaasha Muqdisho
Wariyeyaasha Muqdisho, walaalkiin Saaxiibkiin wariye kale ayaa maanta xiran Haddii aad ka aamusto, berri adiga ayaa lagu soo xirayaa in laguu hadlo ayaana rabtaa Maanta ka dhiidhiya, ka hadla xariga saaxibkiin waa difaac xuquuqdiina iyo xorriyadda saxaafadda.
Adduunyada waa harka labada gelin mar waa iftiin iyo farxad, marna waa mugdi iyo murugo.
14/10/2025
XOG:- Itoobiya & Imaaraadka ayaa billaabay qorshe weyn oo halis gelinaya midnimada JFS, kadib kulamo gooni gooni ah oo ka socday labadaasi dal oo ay yeelanayeen saraakiil diblumaasiyiin ah iyo kuwa amni oo labada dhinac ah, haddana gaaray heer loosoo bandhigo Madaxda Qaranka ee dowladda Soomaaliya.
Safarkii shalay ee Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa lahaa ujeeddo qarsoon oo ku saabsan dib usoo nooleynta heshiiskii dekadda Bar-bara oo ay qeyb ka ahaayeen Imaaraadka, Itoobiya & Somaliland, kaas oo dhaawacayay midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida JFS.
Ilo diblumaasi ah ayaa u sheegay Barrow Show in Madaxweyne Xasan Sheekh uu la yeeshay kulan aad xogtiisa loo qariyay Abiy Ahmed & xubno Imaaraad ah, waxaana la isla soo qaaday in la qabto fadhi gaar ah oo la isugu keenayo Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro & MW Xasan Sheekh, dhanka Soomaaliyana laga fasaxo heshiiska dekadda Ber-bera, bedelkeedana Muqdisho la siin doono dhaqaalihii uu horay Imaaraadku u bixin jiray.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay in uu aqbalay qorshahaas, waxaana berri Itoobiya u safraya Madaxweunaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro, oo maanta dib ugu laabtay Hargeysa, kadib safar uu ku joogay Imaaraadka oo qaatay muddo laba isbuuc ah.
Safarkii shalay ee Madaxweynaha Soomaaliya ma jirin wafdi xooggan oo raacay, marka laga reebo xubin ka tirsan xukuumadda oo aad ugu dhow Itoobiya, malafka kiiskaan adagna ka shaqeynaya.
Maalmaha soo socda ayey wax badan bannaanka usoo bixi doonaan, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu dhowaan safar kale oo isla qorshahaan la xiriira uu ku aadi doono Nairobi, kulanna uu kula yeelan doono xubno ka socda dowladda Imaaraadka.
Maantane waxaa Ethiopia usafray madaxweyne ciro
Wixii soo socdo iyo wabiga yaa weyn
Chelsea 3 arsenal 5
Roben v.persia hardthree
01/09/2025
Gigio Donnarumma ayaa ku biiray Manchester City, waa rasmi.
Heshiiskan ayaa ku kacaya qiimo dhan 30 milyan oo euro oo marka gunnooyinka lagu daro gaaraya 35 milyan oo euro sida ay aqbashay Paris Saint-Germain.
Donnarumma ayaa heshiis waqti dheer ah ka aqbalay Man City isagoo maanta mari doona tijaabada caafimaadka.
30/08/2025
Mikel Arteta ayaa xaqiijiyay in Bukayo Saka uu ka maqan yahay kulanka Liverpool ee Axada,
waxaana shaki weyn uu ku jiraa Martin Odegaard oo dhaawac garabka ah soo gaaray.
Waxa uu rajeynayaa in kabtanka Arsenal uu awoodi karo inuu tababarto berri...
"Waxaan sameyneynaa wax walba oo aan awoodno si aan uga dhigno mid diyaar ah."
29/08/2025
61 GOOL ayaa ugu harsan KUN GOOL ogow caawa ayuu ciyaarayaa inuu wax shaq shaqdo ayuu rabaa
xili 16 sano kahor toddobadkan oo kale REAL uu u dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay waxaana uu ka tagay isagoo kan ugu goolasha badan Abid
29/08/2025
BREAKING: Tottenham Hotspur announce the signing of Xavi Simons from RB Leipzig! 🚨
29/08/2025
🚨 BREAKING: Arsenal iyo Bayer Leverkusen ayaa saacadda soo socota wada fadhiisan doona si ay u dhammeeyaan saxiixa Piero Hincapié. 🇪🇨 [HandofArsenal]
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Xamar
Mogadishu
252