Safa Graphics

Safa Graphics

Share

Ganacsi hormariye brand services

09/01/2024

FURSAD SHAQO MULTIMEDIA PERSON

Safa graphics waxaa kabanaan Hal boos shaqo Quf isku yaqaano graphic design and video editing Goobta shaqada waa mogadishu,
Shuruudaha looga baahanyahay

1. inuu leeyahay khibrad kufilan uguyaraan ilaa sanad
2. inuu leeyahay hal abuur iyo curin buuxda
3.inuu awooda inuu koox ahaan iyo keli ahaanba ushaqeyn kara
4. inuu social mediaha waxbadan kafahansanyahay
5. inuu soo diraa shaqoyin uu horay usooqabatay ama portfolio

ugu danbeyn waqtiga codsiga wuxuu ku egyahay illaa15 jan2024

Haddi aad daneyneyso kusoo dir Cv-gaaga
Email [email protected]

09/01/2024

WARGELIN MUHIIM!

Dhamaan macaamisheennu waxaan ku wargilineynaa waxaan xaruun cusub idinkaga furnay isgoyska shaqaalaha magaalada mogadisho,
si ay uyaraato baahida macaamishenna!

Waxaa idinku diyaar ah koobtaas cusub shaqaala si Hufan idinkugu adeegi doonna Adeegyada aad naga barateen Insha Allah.

28/07/2023

JIMCO WANAAGSAN

Photos from Safa Graphics's post 28/07/2023

Waxaa aan kuusameyneynaa nashqadaha baraha bulshada lagu soo bandhigo adeegyada ganacsiga social media poster design

Dhamaan waa macaamiishennu aan u adeegnay

Macaamiil Waxaa aan kuu sameyneynaa macaamiil cusub

Sidoo kale fiiri adeeyadeenna
* Suuq keynta baraha bulshada
* Maamulida iyo xayeysiinta pageska
* Sameynta logoyinka astaamaha
* Sameynta bandhigyada baraha bulshada
* Sameynta shahaadooyibka iyo cardska
* Sameynta boorarka iyo invition cardka
Nagala soo xariir whatsapp 61 0221740

Photos from Safa Graphics's post 28/07/2023

𝗔𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻 Qurxoon oo ka turjumeesa Ganacsigaaga, waxeey ka qeyb qaadataa Horumarkiisa.

Dhamaan waa macaamiisheena Naga adeegatay adigana sidookale waan kusoo dhaweyneynaa.

Hadafkeena waa qancinta macaamiishena.
Sidoo kale fiiri :
1- sameynta loogoyinka casrigaa
2-sameynta id card
3-sameynta cover facebook
4-Nahqadeynta full brand
5-suuq keynta baraha
6-maamulida iyo dhisidda pageyada
7-sameynta bussiness cards
8-habeynta muuqaalada
Haddaba Macmiil, Si aan adigana kuugu adeegno fadlan Nagala soo xariir:
+252610221740| wats 61 0221740
Mogadishu-somalia

Photos from Safa Graphics's post 21/07/2023

Logo ama astaan waa sumad loo sameysto ganacsiyada si aad uyeelato maacaamiil kuu gooni ah.
astaantu waxa ay martaa qeyba kala duwan inkastoo ay kala qurux badan tahay waxayna ku xerantahay designerka kuu sameynayo logada

Astaamahaan Dhamaan waa macaamiisheena aan u adeegnay.
Macamiil adne Haddi aad ubahaantahay logo qurux badan hadda nala soo xariir sii aad uhesho logada aad rabtay
Hadafkeenu waa qancinta macaamiisheenu

Adeegyadeenu gale waxaa kamid ah sida
• Facebook & youtube cover
• Boorarka iyo shahaadoyinka
• adeegyada design ka fb iyo inst
• Suuqgeynta baraha bulshada and more


https://wa.me 61 0221740
#0252619097774

21/07/2023

JIMCO WANAAGSAN:

Macamiil bandhiga jimco wanaagsan safa graphics ayaa ku sameyn doonto si aad ula jimciyesato macaamiishaada.

Photos from Safa Graphics's post 09/04/2023

Waxaan kuu sameynayaa Poster ugaar ah Shaqadaada
social media poster waa qeybta ugu muhiimsan xayeeysiinta Hadaba dalbo Oo Hadda Hel +252 61 0221740

Want your business to be the top-listed Business in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadisho
1122