Fast College
Excellence for all leaning
13/07/2023
Maamulka Macalimiinta Iyo Guud ahaan ardeyda fast college waxay farxada iyo guusha la qeybsanayaan ustaad Ismail omar ali
11/06/2022
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka ku dhaqan ceelasha biyaha in lafurey Fast College (2) oo bixin doono courses aad muhiim u ah inashallah is-qoristu way socotaa fadlan horey ugaar yaan lagaa buuxin wixii faah faahin ah fadlan kala xiriir talefoon numberka: 0619345935
01/05/2022
ciid wanaagsan dhamaan ummada Muslimta meel kasto oo ay joogaan.
06/10/2021
Goor dhow filo xafladda qalin jabinta dufcaddi 3aad
24/06/2021
Maamulka ,macalimiinta iyo dhamaan hool wadeenada fast college waxa ay hampalyo u dirayaan omar Ali oo ka mid ah member board ka college oo ku aqal galay magaaalada muqdisho maanta oo ah maalinimo khamiis taariikhduna ay ku beegantahay 24/june/2021
26/05/2020
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Waxaa bilowday diiwaan galinta fasalada cusub ee forex ardeyda la qadanaayo wey kooban yihiin fadlan horey ugaar xarunta
F.G ARDEYDA DHAMEESA WAXAA LOO SAMEEN DOONAA MAALGALIN UU BIXINDOONO COLLEGE KA
15/08/2019
13/08/2019
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan ardeyda sannadkan ah fasalka 12 ee dugsiyada sare in uu FAST COLLEGE qaadanaya fasalo cusub oo ah SCIENTIFIC SUBJECTS (BIOLOG,CHEMISTRY,PHYSICS AND MATH).
F.G: qeybaha dambe ee course ka waxaa lagu bixin doonaa 6 da maado ee kale oo ah revision ah
Wixii dheeraad kale xariir taleephon number
0613780059/0613780060/0613780062!
10/08/2019
Maamulka,macalimiinta,Ardeyda iyo Dhaman shaqaalaha FAST COLLEGE waxa ay u Hambalyeynayaan ummada muslimiinta meel walbo oo ay joogaan munaasaba ciidul adxa
25/07/2019
Waxaa bulsha weynta ku dhaqan gobolka banaadir iyo nawaaxigiisa lagu wargelinayaaa in FAST COLLEGE uu bilaabey qabashada fasalo cusub ee luuqada ENGLISH ka wixii dheeraad ah fadlan kala xariir
0613780059/0613780060/0613780062
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Wadajir District
Mogadisho