AfriTech
AfriTech is a multfunctional company that involves Agricultural technology and mobile woodcutting.
Adeeg ku raali gelin doona gu kaalay AfriTech
Waxaanu adeegan uqabanay Shirkada .
AfriTech ugu kaalay adeeg ku raali galiya goob kasta iyo goor kasta. Wixi faah-faahin ah naga soo wac numberada shaashada ku qoran mahadsanid.
Waxanu Jeexista looxa cad kala shaqaynay shirkada
.
Goobta Masalaha Galbeed.
Shirkada waxanu u jeexnay qoriga cas. Masalaha galbeed.. ku soo dhawaada shirkada AfriTech.
Waxanu qoriga u jeexnay shirkada . Ku soo dhawaw shirkada AfriTech.
AfriTech waxay ku qabanaysa adeeg muhiima waxay ku so qaadaysa looxa isla goobta dhismahaga ayay kugu jeexaysa.fadlan ilaasho wakhtiga oo ka mid noqo shirkadaha wada shaqynta la leh AfriTech.
Waxanu u jeexnay looxa Masjidka Sunna Xero-Awr Shirkada Sarmad Construction Company
Ku soo dhawaada Shirkada
Waxanu maanta kala shaqaynay jeexista looxa kala duwan Shirkada .
Ku soo dhawaw shirkada AfriTech waxanu adeegan u qabanay shirkada . Hodan Hills Village. Marwalba waxanu kugu imanaynaa goobtada shaqo.
Ku soo dhawada shirkada AfriTech waxanu maanta jeexista looxa kala shaqaynay shirkada . Masalaha Galbeed.. noogu kaalay degdesiimo balantoo la ilaaliyo goob walba iyo goor kasta.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Hargeisa