Alnuur Optical
Xaruntu Waxay ku taalaa hargeisa gaar ahaan dhinaca waqooyi ee khayriyada
06/03/2025
๐๐ช๐ง๐จ๐๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐ ๐๐:
๐๐๐ข๐๐๐ก๐ฎ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐๐๐ข๐ค ๐ฟ๐๐๐ข๐๐จ๐ฉ๐ ๐ฝ๐๐จ๐๐ ๐ฝ๐๐ง๐๐ ๐๐ฎ๐จ๐๐ฃ ๐๐ ๐๐๐ข๐๐๐๐ฃ! ๐โจ
Si aad uga faaโiidaysato bishan barakaysan ee Ramadan, waxaan kuu haynaa qiimo dhimis aad u weyn oo ku saabsan Muraayadaha indhaha , Frameska iyo Cabirka
Muraayado casri ah oo tayadoodu sareyso?
Alnuur Optical ayaa kuu diyaarisay xulasho qurux badan iyo baadhitaan ๐ indhaha oo casri ah!
๐ Booqo tukaankayaga oo hel adeeg aad u sarreeya!
๐ La xidhiidh: [ 063 4479292 ]
๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ! ๐โจ
05/03/2025
Bisha barakaysan ee RAMADAANta awgeed waxaanu idiin samaynay Discount aad u badan ood ku qanci doonto, Fadlan macmiil nagu soo booqo xarumahayaga Alnour Optical ama Dr ka indhaha ee Axmed Gaas Oo ku yaala Hargeisa, telesomta cusub ee khayriyada ayaanu ku xignaa
10/02/2025
New design frames available at Alnuur Optical
12/09/2024
Macmiil waa iyo qeybtii frameska oo tayo iyo quruxba leh
Kasoo dalbo meel kasta ood ka joogto geyiga somalida
Naguna soo booqo xarunteeda Hargeysa garahaan suuqa hoose ee waqooyiga kheyriyada
14/08/2024
Macmiil waa qeyb kale ( part 3 ) iyo frames cusub
Kaaley nala eeg oo soo booqo oo ku taala Hargeysa gaarahaan suuqa hoose ee waqooyiga kheyriyada.
Ama kusoo dalbo meel kasta ood ka joogto.
29/07/2024
Macmiil waa qeyb kale ( Part 2 ) eye glass frames ah oo dhawaan inoo yimid
Kusoo dhawoow xarunta guud ee suuqa hoose gaarahan Kheyriyada waqooyigeeda fooqa telesom ku xigta.
Meelkasta oo dalka aad ka joogto kusoo dalba online 30 mins laguugu soo dirayaa
Wixii faahfaahina call 063 4479292
26/06/2024
๐ฅSoo dhawoow macmiil markale
wxanu idin keeney Eye glass frames
part 1๐
09/06/2024
Kusoo dhawoow Alnour Optical markale iyo waqti ka dib oo aynu dib ugu kulaney madashan.
Araggaaga iyo caafimaadka indhahaagu waa mudnaanta ugu sareysa, waxaanu ku faraxsanahay inaan idiin sii wadno adeega aad nooga barateen oo ay ka mid yihiin
baadhitaano indho oo dhameystiran iyadoo la adeegsanayo tignoolajiyada ugu dambeysa, si loo hubiyo in indhahaagu caafimaad qabaan
Iyo frames tayo iyo qurux leh Stylish Eye wear
Sidoo kaleka faa iideyso qiimo dhimisyo gaar ah oo loogu talagalay macaamiisha.
Mahadsanid inaad u dooratay Alnour Optical baahiyahaaga araga waxan rajeyneynaa inaan ku adeegno insha alah.
14/01/2022
New
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Hargeisa