Find clinics in Hargeisa. Listings include Alla Aamin, Dr.Dayib Abdulkadir, Mawliid wellness, Dauus Health, Iran Military, Panmedico Pharmaceuticals.
Alla amin pharmacy waxay ku soo kordhisay creams iyo soaps.Kuwas oo waxa badan ka qabanaya wajiga mad madowga sida haraha iyo finanka. waana high quality.
Tababare iyo dhakhtar wacyigelinta caafimaadka Bulshada, iyo cilmi nafsiga ah.
DAWOSAME HERBAL CLINIC waa xarun caafimaad oo bixisa adeegyo dhawr ah sida: 1. ADEEGA QURAAN SAARKA 2.ADEEGA HERBALS 3.ADEEGA SHAYBAADHKA FUDUD 4. ADEEGA CILMI NAFSIGA la xidhiidh...
MBCHB| Mmed | Peads specialist, (Stell, SA) Dakhtarka carruurta iyo dhalaanka Daa’if Pediatrics Clinic, koonaha Bari ee City Center|📞521559 |
𝗩𝗮𝘁 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗛𝗮𝗶𝗿 𝗧𝗿𝗮𝗻𝘀𝗽𝗹𝗮𝗻𝘁𝗮𝘁𝙞𝙤𝙣 & 𝘾𝙖𝙧𝙚 is a leading provider of hair transplantation and hair care services in East Africa.
Waxaan bixinaa daryeel caafimaad oo dhameystiran 🏥, tayo sare leh ⭐, shaqaale khibrad leh 👩⚕️👨⚕️, iyo qalab casri ah ⚙️📈.
Fellow of Health Systems Management and Medical Doctor by training with a special interest in both clinical and managerial roles of the health care landscape in Somalia & Somalilan...
Ku soo dhawoow isbitaalkaaga takhasuska lafaha ee Dr. Ismail. Waxaad naga helaysaa daryeelka ugu fiican ee dhaawacyada lafaha, cudurada kala-goysyada, iyo qalliinada qurxinta, si a...
𝗦𝗵𝗮𝗮𝗳𝗶 𝗔𝗽𝗽 waa adeeg caafimaad oo ku fudaydinaya inaad;- 1️⃣ Ka goosato kaadhadhka dhakhaatiirta. 2️⃣ Ka dalbato Kalkaaliso guriga kuu timaada. 3️⃣ Kula tashato dhakhtarka hab Vide...
Trusted by thousands across Somaliland and Somalia, Ramdan Dental Clinic offers full-service dental care tailored to your needs. Experience the highest standard of dentistry with u...
Hiil Dental & Medical Center Provides The Best Quality of Health Services.
Needle Hospital and pathology lab centre is committed to achieve patient's satisfaction, were the lea
waxaan Dhanka koonfureed ka xignaa khayriyada ama Cadaani Cafateria ee magaalada hargaysa
Cisbitalka ururka dhakhatirta carabta ee magalada hargeisa waxa uu kuyaalaa xaafada jigjiga yar waqooyiga hotel Maan soor 24 saac bukaanka wuu qaabilayaa
Dhakhtar ku takhasusay cudurada caruurta iyo daaweyntooda.
Kusoo Dhawoow Xarunta Caafimaadka ee Shiinaha Saacadaha Shaqada Galinka hore 7:00 - 12:00 Galinka danbe 4:00 - 6:00
Dalsan Medical Equipment and Laboratory – Leading the way in importing high-quality hospital supplies, laboratory equipment, and pharmaceutical products. We bridge the gap between ...