Daruuri Style
Kusoo dhawow meherada Daruuri, waxaad ka heli doontaa dhar iyo agab tayo leh.
20/07/2021
Wishing you lots of happiness, Prosperity, And Love. Eid Mubarak! Happy Eidul Adha.
Way soo socotaa cabaayadaas inshallah waana tiro kooban
Macaamiishayada qiimaha badan, waxa idiin diyaar ah Balcadii Iskuulada, Maxadada iyo Malcaamadaha.
Soo dhawaada, qiimuhu waa mid tudhaale ku jiro oo aan macaash kaliya ahayn. Sadexda Arday ee walaalaha ah ee wada socda qiimo dhimis gaara ayaanu ugu talo galnay.
Goobtu waa kasoo horjeedka bari ee Star Maxamed Mooge, waxay ku xigtaa xafiiska Dahabshiil ee Maxamed Mooge.
Waa Daruuriye
Degdegoo gaadh 😄
29/04/2020
Galab wanaagsan/ Ramadaan Wanaagsan.
Waxaan ku jirnaa diyaarinta Dharka xarragada hablaha noocyadooda kala duwan.
Waxaan soo saari doonaa dhawaan Styles kii hablaha oo kuwan idiin muuqda qaar lamid ahi ay qayb ka noqon doonaan, si heer sare ahna loogu farsameeyay dalka gudihiisa.
Waad mahadsantiin
Ramadaan Mubarak.
Alle Swc haynaga aqbalo acmaasha bisha barakaysan ee ramadan, sanadkaa sanadkiisana haynagu gaadhsiiyo Badhaadhe, barwaaqo iyo Caafimaad.
19/02/2020
Macaamiil(customers) haw raadinin Alaabtaada, laakiin Alaab fiican u raadi macmiishaada
29/01/2020
Get connected with Daruuri Fashion style
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa