Yool Training Center
Yool Training Center waa school farsamada gacanta ah oo dalka lagaaga furay gaar ahaan Caasimada Hargeisa Somaliland 0636111116
09/05/2026
Hambalyo dhammaan ardayda ka qalin-jabisay Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn. Aqoon iyo dadaal h**e u sii wada. Guul ayaan idiin rajaynaynaa.
02/05/2026
Hambalyo 18 May β Maalinta Qarannimada Somaliland π
Dugsiga Farsamada Gacanta Yool Training Center waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan munaasabadda qiimaha badan ee 18 May.
Maalintan qiimaha leh waxay astaan u tahay dib-u-soo-noqoshadii madax-bannaanida Somaliland ee 18 May 1991, taas oo muujinaysa midnimo, geesinimo iyo horumar ay ku tallaabsadeen shacabka Somaliland οΏ½.
Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu nabad, barwaaqo iyo horumar joogto ah ku gallado dalkeena.
π‘ Yool Training Center
Waxaan bixinaa tababaro farsamo gacneed oo
tayo leh:
Electricity
Plumbing
Furniture
Tailoring
Solar System
CCTV Camera
π Location: Hargeisa, Somaliland
π Phone: +252 63 6111116
π Website: www.yooltrainingcenter.comβ οΏ½
π Ku biir maanta si aad u barato xirfad mustaqbal kuu horseedda!
26/04/2026
β¨ BARO XINE & MAKE UP PROFESSIONAL AH β¨π
Ma jeceshahay quruxda oo ma rabtaa inaad xirfad ka samaysato?
Ku soo biir dugsigeena oo ku baro Xine & Make up isla socda si fudud oo xirfad leh! π―
π Waxa aad baran doontaa:
βοΈ Xine casri ah (Henna design kala duwan)
βοΈ Make up aroos & xaflado
βοΈ Facial & diyaarinta wajiga
βοΈ Sida loo noqdo Make up Artist professional ah
π― Faaβiidooyinka:
β
Tababar macallimiin khibrad leh
β
Practical + theory isku jira
β
Shahaado (Certificate) dhamaadka
β³ Muddada: 3 Bilood
π° Qiimaha: 10$ kaliya
π Location: Hargeisa, suuqa inji
π Contact: 0636111111/0634779779
π₯ Fursad ha lumin β Is diiwaangeli maanta!
Baro Xirfadda Plumbing-ka! π§π§
Ma rabtaa xirfad aad si fudud ugu shaqeysan karto?
Kaalay oo ka mid noqo ardayda baranaya plumbing-ka, oo hel:
βοΈ Casharro fudud oo la fahmi karo
βοΈ Tababar gacanta ah (practical)
βοΈ Fursad aad ku noqoto xirfadle mustaqbalka
π₯ Hadda is diiwaangeli oo ka faaβiidayso
fursaddan!
π Location: Suuqa Inji, Hargeisa
π Tell: 063 6111116
π Website: yoolcentre.com
πͺπ§ Baro Xirfadda Furniture!
Ma rabtaa inaad barato samaynta iyo naqshadaynta furniture?
Ku baro si fudud oo xirfad leh muddo kooban π―
βοΈ Practical + Theory
βοΈ Macalimiin khibrad leh
βοΈ Fursad shaqo abuur
π Location: Hargeisa,suuqa inji ama shinbirta
π Call/WhatsApp: 0636111116
π Website: yoolcentre.com
π Isdiiwaangeli maanta oo bilow
mustaqbalkaaga!
Cctv course
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Agagaarka Inji Total
Hargeisa
78
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 20:00 |
| Tuesday | 07:00 - 20:00 |
| Wednesday | 07:00 - 20:00 |
| Thursday | 08:00 - 20:00 |
| Saturday | 07:00 - 20:00 |
| Sunday | 07:00 - 20:00 |