Halgan bage

Halgan bage

Share

Motivation

18/10/2024

Deep Focus
==========

"Deep focus" waa qofku aad ku dhexgalo, ugu mashquulo waxa uu samaynayo si uu uga mira dhaliyo. Haddaba si ay kuugu suurtagasho in aad ka gun gaartid hasha aad haysid ... wax akhris, cibaado, shaqo gacan laga hayo iwm, waxaa muhiim ah in aad ku dhaqaaqdid tallaabooyinkaan:

1. In aad iska fogaysid wax kasta oo ku jeedin kara (Eliminate distractions). Codka ka xir teleefankaaga, ka bax baraha bulshada, buuqa ka fogow iwm.

"إن في الصلاة لشغلا"

2. Qaado nasashooyin gaagaaban (Short breaks). Nashada gaaban waxay dib firfircooni u gelinaysaa nashaadka maskaxda, waxayna nasinaysaa jirka.

"استعينوا بالغدوة والروحة وشيء من الدلجة"

3. Hal wax markiiba qabo (Single Task). Qofku marna laba shaqo oo u baahan feker iyo maskax dhalaalin ma wada qaban karo. "Multi-tasking" ma ahan wax dhab ahaan jira, haddii shaqada miskood aysan ahayn "Routine" jirku la qabsaday oo saaran "Autipilot"-ka maskaxda. Tijaabi in aad labo number oo 2 god iyo ka badan ka kooban usku dhufatid, shaqo kalena gacanta ka qabatid ... in la socitid qirada imaamka ku tujinaya haddana "Problem" xallisid.

"ما جعل الله لرجل من قلبين في جوفه"

Qofna k**a mira dhallin karo shaqo uusan maskaxdiisa wada siin ... ugu dhexmilmin si qoto dheer.

14/06/2023

sorry Teacher 😒

09/04/2023
21/02/2022

لا تحزن إن الله معنا ☝️

16/12/2021

جمع مبارك ❤

02/12/2021

👂🎧❤❤

Telephone

Website

Address


Laag_barako
Gebiley

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halgan bage posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Gebiley.