Aljazeera Computer Technology
Aljazeera Computer Technology β Xarunta horumarinta xirfadaha IT!
Waxaan bixinaa tababaro casri ah oo dhanka Computer Applications, Graphic Design, Video Editing, iyo Diploma in ICT.
π» Baro, horumari, oo furo fursado cusub
π Gabiley, Somaliland
New Students Intake
30/04/2026
May 2026 intake registration
03/04/2026
April 2026 intake
Video editing 2026
18/12/2025
π Koorsooyinka ICT 2026 β Online & Offline! π
Ma rabtaa xirfad cusub oo mustaqbalkaaga horumarisa? π€
Koorsooyinkayaga 2026 waxay kaa caawinayaan inaad barato barnaamijyo, naqshad, shabakado iyo xirfado kale oo muhiim ah.
β
Online & Offline β sida adiga kuu sahlan
β
Macallimiin khibrad leh oo ku hagi doona
π Iska diiwaangeli hadda: Link Diiwaangelinta
π Nagala soo xidhiidh WhatsApp: +252-8337222
π Ha seegin fursaddan β Baro maanta, hogaami berri! π»
27/06/2025
Ma rabtaa inaad barato xirfado kaa caawin doona shaqo helis iyo horumar shaqsiyadeed?
Aljazeera Computer Technology waxay ku siineysaa tababaro xirfadeed oo dhamaystiran oo ay ka mid yihiin:
π₯οΈ Office Applications (Word, Excel, PowerPoint & More)
ποΈ Video Editing (Adobe Premiere Pro, Filmora & Others)
ποΈ Graphic Design (Photoshop, Illustrator, Canva)
πGoobta: Gabiley, Somaliland
π Waxbarasho tayo leh + Shahaado rasmi ah
π Fursad gaar ah inta lagu jiro fasaxa!
Ka faaidayso 2 bilood ee fasaxa oo baro xirfadda computerka!!
05/06/2025
Eid mubarak dhamaan umada muslimiintaπ«‘
Diploma of ICT
Category
Website
Address
Gebiley
252
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 22:00 |
| Tuesday | 09:00 - 22:00 |
| Wednesday | 09:00 - 22:00 |
| Saturday | 09:00 - 22:00 |
| Sunday | 09:00 - 22:00 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Aljazeera Computer Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.