Gabiley National Library and Community Center

Gabiley National Library and Community Center

Share

Gabiley National Library waa maktabad casriya oo ka qayb qaadan doonta kobcinta garaadka.

22/08/2026

Abwaan Saar Iyo Ismaaciil Ubax oo dadweynaha Gabiley

Photos from Gabiley National Library and Community Center's post 22/08/2026

Sawiradda qaybti 2aad.

Abwaan Saar Iyo Ismaaciil Ubax oo dadweynaha Gabiley

Photos from Gabiley National Library and Community Center's post 22/08/2026

Sawiradda qaybti 1aad.
Abwaan Saar Iyo Ismaaciil Ubax oo dadweynaha Gabiley

19/08/2026

Habeenka Abwaan Saar iyo Gabiley

17/08/2026

Maktabadda Qaranka Gabiley waxay si sharaf leh idiinku martiqaadaysaa caawa Bandhigga Buugga “Guusha Gabadha”. Bandhiga buugga waxa wehelinaysa Sawda Qaalib.

Ka soo qayb gal wanaagsan caawa iyo reer Gabiley

Taariikh:17 Agoosto 2026
⏰ Waqtiga:6:00 PM
📍 Goobta:Gabiley Library

Photos from Gabiley National Library and Community Center's post 14/08/2026

Xafflada Sanad Guurada Ururka Hoobaan Youth development organization

13/08/2026

Xaflada Sanad Guurada Ururka Hoobaan

Photos from Gabiley National Library and Community Center's post 09/08/2026

Maayarka degmada Gabiley oo uu wehelinyo Xoghayaha Fulintu oo kulan la qaatay maamulka iyo shaqaalaha Maktabadda Qaranka Gabiley.

09/08/2026

📢 OGAYSIIS – TABABARKA MAAREYNTA IYO LA TACAALIDDA DHAAWACYADA SHILALKA

Ururka Dhakhaatiirta Somaliland (SLMA) waxa uu magaalada Gabiley ku qabanayaa tababar ku saabsan habka loo maareeyo dhaawacyada ka dhasha shilalka.

Ka faa’iidayso fursaddan muhiimka ah oo kor u qaad aqoontaada iyo xirfadaada maaraynta bukaannada dhaawacyada qaba.

Date: 14 August 2026
Time: 8:00AM-5PM
Goobta: Gabiley National Library

📝 Isdiiwaangelinta ka samee halkan:

https://forms.gle/uVkoLXuvWYWRdquYA

Want your organization to be the top-listed Government Service in Gebiley?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Gabiley Street NO. 1
Gebiley

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:40
Tuesday 08:00 - 21:40
Wednesday 08:00 - 21:40
Thursday 08:00 - 21:40
Saturday 08:00 - 21:40
Sunday 08:00 - 21:40


Impact-Site-Verification: 5f7e650c-011a-4d7e-b989-d3fe8f74c47e