Gabiley

Gabiley

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gabiley, Journalist, Gebiley.

Photos from Gabiley's post 21/05/2026

Ree Xareed, Ahmed Ciisood wuxuu ugu jiraa halka Max Down Arsenal ugu jiro.

Recordka ayuu ugalay.

21/05/2026

Carooga shacabka Guuleed Dafac ayaa nooga qiimo badan Aqoonsiga israil.

Shalayna isaga hadalkiisa ayaanu ku aqbalnay maantana aanu kaga soo horjeedsan karnaa.

Photos from Gabiley's post 20/05/2026

Ree Xareed iyo Arsenal.?

Sheeg Dhufsane yaraha ay wadaagaan?

20/05/2026

Maayaradii Gabiley Soo maray 1991 ilaa 2026

1. Sh. Maxamuud Sh Xuseen Nuuriye 1991
2. Muxumed Guleed Riiraash ( Ceelaabe ) 1992
3. Maxamed Qojobe 1992-1994
4. Muxumed Guuleed Riiraash 1994-1996
5. Muxumed Geele Seed 1996-1998
6. Daa'uud Khayre Kaahin 1998
7. Xassan Xaaji Rooble 1998-2002
8. Muxumed Geele Seed 2002
9. Cabdiqaadir Cumer Giriig 2002
10. Maxamed Cabaase Jaamac 2002-2005
11.Xuseen Jameeco 2006-2008
12.Aadan Muxumed Bade 2008-2011
13.Khadra Xaaji Gaydh June 2011-March 2012
14.Axmed Muxumed Qaalin March 2012-Dec 2012
15.Shucayb Maxamed Muuse 2012-2015
16.Amiin Cumar Cabdi 2015-2025
17. Axmed Ciisood Axmed jan 2025 may 2025
18. Abdirashiid Haybe Faarah ( Daacad ) May 2025 May 2026

Maantana waxa la doortay maayarkii 19aad

19. Mursal Mohamed Jaamac ( Mursal Af yare ) 20 May 2026

Gabiley
Dowladda Hoose Degmada Gabiley
Maxamed Wadiin
Garyaqaan Liban Mohamed Magan
Nocmaan Muuse

08/05/2026

Wajaale❤️
Gabiley

03/05/2026

Waa muqaal hadlaaya.

02/05/2026

Gabilay masiibo aan Mayor daacad ahayn ma haysato.
Gabiley

Deg Deg Khalfadhi Xilka Lagaga Qaadayay Maayarka
Gabiley Oo Maalinta Bariya Loo Balansanaa Ayaa Dib U Dhacay Sida Ay Warar Xogogaal Ahi İi Xaqiijiyeen
Maalinta Isniinta Ayuu U Dhacay Arimo Sharci Awgii

Halkan Kala Socda Arimaha Golaha Deegaanka Gabiley Ka Dhex Taagan

01/05/2026

Recognition and resilience.
Gabiley

30/04/2026

Cabdikariin Maxamed Iid (telesom) iyo Ina Geelle Arab labadana waa ay ka soo muuqdeen faylashaas Epstein. Bal ujeedkaaga cadee coldoon ow.

Waar bal amuurtan daya, malaha waa maalmahaagii cabdoow.

Shabakadda Abaarso maamuleheedu (Harry Lee) waxa uu ka mid yahay magacyadii ka soo muuqday Galalka (Jeffrey Epstein).
waxa hoosyimaadda ee xadaanada ah, iyo ee u gaarka ah hablaha .

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Gebiley?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Gebiley


Impact-Site-Verification: 5f7e650c-011a-4d7e-b989-d3fe8f74c47e