Unity4Her
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Unity4Her, Non-Governmental Organization (NGO), Global Road, Garowe.
We are women-led grassroots NGO empowering Somali women to lead socio-economic development, decision-making, and climate action while prioritizing young girls education and child protection.
25/11/2025
(TALAADA, 25-11-2025) - QARDHO
Waxaa noo qabsoomay banaanbax iyo olole wacyigelin oo ka dhan ah joojinta tacaddiyadda haweenka iyo gabdhaha yaryar. Ololahakani wuxuu qayb ka yahay dadaalo wacyigelin oo socondoona labada isbuuc ee ololaha ciribtirka tacaddiga haweenka iyo xuska (International Day for the Elimination of Violence against Women). Ololaha waxaa qabanqaabiyay hay'adda Unity4Her, haweenka degmadda qardho, gudoonka xaafadaha degmada, Dalladda Dhalinyaradda Gobolka Karkaar ee Kaydnet., iyagoo kaashanaya xafiiska arimaha bulshada ee Dowladda Hoose ee Degmada Qardho.
"Ma mudna qof dumara in lagu tacaddiyo."
24/11/2025
04/11/2025
Gabadh yar ayaa lagu xadgudbay, la kufsaday, jirkeedana la jarjaray. Gaboodfalka intaa leeg ma mudna in laga aamuso. Waxaan dalbaneynaa U Helidda ...
Gabar kasta oo yari waxay u qalantaa inay hesho ammaan, sharaf, karaamo iyo caddaalad.
Hadal-jedinta Bahsan Said Mulkiilaha Gasiin Bistro ahna aqoonyahanad muda badan ka shaqaynaysay arimaha bini’aadanimada, haweenka ee hay’adaha caalamigaa.
Ololaha Wacyigelinta Kansarka Naasaha
Hadal-jedinta Ifrah A. Farah Aqoonyahan ah u dhaqdhaqaaqe arimaha dumarka iyo asaasaha ururka MWN.
Ololaha Wacyigelinta Kansarka Naasaha
Hadal-jedinta Qalanjada Cabdi Kamas Gudoomiyaha Dalladda Dhalinyarada Puntland PYAN Umbrella
Ololaha Wacyigelinta Kansarka Naasaha
Hadal-jedinta Maymuun Abdirizak oo kamid ah hawlwadeenada Save Your Daughter Initiative - SYDI
Ololaha Wacyigelinta Kansarka Naasaha
Hadal-jedinta Gudoomiyaha Hay’ada Unity4Her Dr. Shamis Cabdiraxman
Ololaha Wacyigelinta Kansarka Naasaha
Hadal-jedinta Wasiirka Wasaaradda Arimaha Bini'aadanimada iyo Maaraynta Masiibooyinka ee dowladda Puntland Wasiir Ubah Abdirashid.
Ololaha Wacyigelinta Kansarka Naasaha
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Global Road
Garowe
Opening Hours
| Monday | 07:30 - 16:00 |
| Tuesday | 07:30 - 16:00 |
| Wednesday | 07:30 - 16:00 |
| Thursday | 07:30 - 16:00 |
| Saturday | 07:30 - 16:00 |
| Sunday | 07:30 - 16:00 |