SWIFT ICT
SWIFT ICT SOLUTIONS is a leading Information Technology company in Somalia offering innovative ICT s
24/05/2026
Automate Your Business with Swift ICT Solutions
Ganacsigaaga u beddel nidaam casri ah oo kuu fududeynaya shaqada maalinlaha ah.
Swift ICT Solutions waxay kuu diyaarinaysaa digital solutions kaa caawinaya maamulka, iibka, xogta, adeegga macaamiisha iyo kobcinta ganacsigaaga.
Our Services:
• Website Development
• Software Development
• Mobile Apps
• ERP Systems
• IT Support
• Email Hosting
• Graphic Design
• Business Management Systems
Haddii aad rabto in ganacsigaagu noqdo mid online ah, nidaamsan, oo si professional ah u shaqeeya, maanta nala soo xiriir.
Website: www.swiftictsolution.com
Phone: +252 90 6795334
Location: Garowe, Puntland
Swift ICT Solutions
Your trusted digital partner.
```
23/05/2026
Reliable IT Services for Your Business
Ganacsigaagu ma u baahan yahay website, software, app, email hosting ama IT support joogto ah?
Swift ICT Solutions waxay kuu diyaarinaysaa adeegyo casri ah oo ganacsigaaga ka caawinaya inuu si professional ah u shaqeeyo, online u muuqdo, una koro.
Our Services:
• Website Development
• Software Development
• Mobile Apps
• IT Support
• Email Hosting
• Graphic Design
• Business Systems
Nala soo xiriir maanta si aad u hesho adeeg deg-deg ah, tayo leh, qiimo macquul ah.
Website: www.swiftictsolution.com
Phone: +252 90 6795334
Email: [email protected]
Swift ICT Solutions | Garowe, Puntland
22/05/2026
JUMCA MUBAARAK 🌙
Jimcaha ugu horreeya ee bisha barakaysan ee Dul-Xijjah ha inoo noqdo mid kheyr, naxariis, iyo ducaba leh.
Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, ducada, sadaqada, iyo dadaalka aan ugu dhowaanayno. Tobanka maalmood ee Dul-Xijjah waa fursad qaali ah, aan ku badino dikriga, ducada, cafiska, iyo wanaagga.
Swift ICT Solutions waxay idiin rajaynaysaa Jimce barakaysan iyo maalmo Dul-Xijjah oo kheyr badan.
Jumca Mubaarak
Swift ICT Solutions | Garowe, Puntland
Category
Contact the business
Telephone
Address
Street 30
Garowe
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 23:00 |
| Tuesday | 08:00 - 23:00 |
| Wednesday | 08:00 - 23:00 |
| Thursday | 08:00 - 19:00 |
| Saturday | 08:00 - 23:00 |
| Sunday | 08:00 - 23:00 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when SWIFT ICT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.