Magool Tech Solutions

Magool Tech Solutions

Share

Magool Tech Solutions was established in 2021 to offer tech solutions for small-medium businesses.

16/08/2026

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข? ๐Ÿค”

๐Ÿ“ Global Road, Garowe โ€“ Puntland
๐Ÿ“ž +252 90 5808077
๐Ÿ“ง [email protected]

Magool Tech โ€” Technology for a Better Tomorrow.

14/08/2026

๐Œ๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐š๐๐š๐ง ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐ง ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ก๐ฅ๐š๐ฒ๐š ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐ข ๐Ÿ๐ข๐ข๐œ๐š๐ง ๐ฎ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐จ ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ ๐ฐ๐ž๐ž๐ฅ ๐๐š๐ฅ๐จ๐จ๐ฅ๐š ๐›๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š, ๐ก๐š๐๐๐š๐ง๐š ๐ฌ๐ฎ๐ ๐š๐ฒ๐š ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐›๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฌ๐š๐ฆ๐จ. ๐Ÿ’ง

Ganacsi aan lahayn nidaam sax ah wuxuu kuu horseedi karaa:
โŒ xotga macaamiishaada oo kaa lunta
โŒ Khaladaad xagga mushaharka ah
โŒ Is-waafajin laโ€™aanta kaydka
โŒ Iyo ugu dambayn, dakhli kaa baxaya adigoon si cad u ogaan halka uu ku baxayo.

๐—๐š๐ฅ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ (๐๐ข๐๐š๐š๐ฆ). โœ…
Nidaam sax ah wuxuu kaa caawinayaa inaad si sahlan ula socoto ganacsigaaga, yareyso khaladaadka, ilaaliso dakhligaaga, oo aad go'aanno xog ogaal ah qaadato.

๐Ÿ’ก ๐‡๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐๐š๐ฒ๐ข๐ง ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐›๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ก๐ฎ๐›๐ญ๐จ ๐ฐ๐ž๐ž๐ฅ ๐๐š๐ฅ๐จ๐จ๐ฅ๐š โ€” ๐ฑ๐ข๐ซ ๐๐š๐ฅ๐จ๐จ๐ฅ๐š๐๐š ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ ๐ฌ๐š๐ฑ ๐š๐ก.

๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir: +252-90-5808077
๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿ“ Global Road, Garowe โ€“ Puntland, Somalia

Magool Tech Solutions โ€” Waxaan kuu haynaa xal kugu habboon.

09/08/2026

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐š๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š.

Waxaan aaminsanahay in kobcinta xirfadaha iyo aqoontu ay door muhiim ah ka ciyaaraan horumarinta qofka, ganacsiga iyo bulshada.

Sidaas darteed, xarunteennu waxay noqotay goob lagu helo ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐จ, ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก, iyadoo dhalinyarada iyo xirfadlayaasha lagu diyaarinayo inay si kalsooni leh ula jaanqaadaan fursadaha shaqo iyo ganacsi ee maanta jira.

Muuqaalkan waxaan idinla wadaagaynaa qayb ka mid ah ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ ๐จ๐จ๐ฅ, halkaas oo ardaydu ku helayaan aqoon iyo xirfado ay uga faa'iidaysan karaan mustaqbalkooda.

๐Œ๐š๐ ๐จ๐จ๐ฅ ๐“๐ž๐œ๐ก ๐’๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ
"Empowering Businesses Through Technology."

08/08/2026

๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š๐š ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ฅ๐š๐ฅ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก. ๐Ÿš€

Maamulka ganacsiga, xogta, shaqaalaha, iibka, maaliyadda iyo hawlaha maalinlaha ah marka si nidaamsan loo maareeyo, ganacsigu wuxuu helaa ๐ก๐ฎ๐Ÿ๐ง๐š๐š๐ง, ๐ฑ๐š๐ค๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐จ๐›๐จ๐œ ๐ฐ๐š๐š๐ซ๐š.

๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐ง๐š๐š ๐ฑ๐š๐ฅ๐š๐ฅ ๐ญ๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐›๐›๐จ๐จ๐ง ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐๐š ๐๐ก๐š๐›๐ญ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š.

๐Ÿ’ก Baahida ganacsigaaga fahamkeeda ayaa ah halka xalku ka bilaabmo.

๐Œ๐š๐ ๐จ๐จ๐ฅ ๐“๐ž๐œ๐ก ๐’๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ
๐’๐ฆ๐š๐ซ๐ญ ๐’๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ. ๐’๐ญ๐ซ๐จ๐ง๐ ๐ž๐ซ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ๐ž๐ฌ.

๐Ÿ“ž 905 808 077
๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿ“ Global Road, Garowe โ€“ Puntland, Somalia

04/08/2026

๐Ÿš€ ๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ง๐š๐ ๐š ๐ ๐จ'๐š๐ง ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐จ๐›๐œ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š.

Waxaan rumaysanahay in guusha ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ญ๐จ ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง, ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ ๐ฌ๐š๐ฑ ๐š๐ก, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก, Sidaas darteed waxaan si joogto ah u bixinnaa adeegyo iyo tababaro kor u qaadaya xirfadda, waaya-aragnimada, iyo wax-soo-saarka shaqsiyaadka iyo hay'adaha.

Waxaan bixinnaa adeegyo ay ka mid yihiin:

โœ… Business Consulting
โœ… Financial & Investment Advisory
โœ… Business Intelligence (BI)
โœ… Odoo ERP Implementation
โœ… Accounting System
โœ… Website Development
โœ… Mobile & Desktop Applications
โœ… Brand Identity & Logo Design
โœ… Graphic Design
โœ… Digital Marketing
โœ… Social Media Management
โœ… CCTV, Access Control & Fingerprint Systems
โœ… Network & Security Solutions
โœ… Cloud & Email Hosting
โœ… IT Support & Maintenance
โœ… Staff Training

๐Ÿ’ก ๐‡๐š๐๐š๐Ÿ๐ค๐ž๐ž๐ง๐ง๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐ข๐ง๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐ง๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š, ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ง๐จ ๐ก๐ฎ๐Ÿ๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐๐š๐š๐๐š, ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ง๐š ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ฌ๐ž๐ž๐๐ง๐จ ๐ค๐จ๐›๐จ๐œ ๐ฐ๐š๐š๐ซ๐š.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aan uga wada shaqeyno xalalka ugu habboon ee ganacsigaaga iyo hay'addaada.

๐Œ๐š๐ ๐จ๐จ๐ฅ ๐“๐ž๐œ๐ก ๐’๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ
"Empowering Businesses Through Technology."

31/07/2026

๐€๐ง๐š๐ ๐จ๐จ ๐š๐ก ๐Œ๐š๐ ๐จ๐จ๐ฅ ๐“๐ž๐œ๐ก ๐’๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan shacabka, madaxda iyo hay'adaha Dawladda Puntland munaasabaddan qiimaha badan awgeed ee sanad guuradii 28aad ee kasoo wareegtay asaaska Dawladda Puntland.

Waxaan rajaynaynaa in sannadaha soo socda ay Puntland sii xoojiso horumarka, hal-abuurka, tiknoolajiyadda iyo koboca dhaqaalaha, si jiilasha mustaqbalka ay u helaan fursado iyo adeegyo casri ah.

Waxaa naga go'an inaan door muuqda ka qaadanno horumarka dijitaalka ah ee Puntland, annagoo bixinayna xalal tiknoolajiyadeed oo casri ah, tababaro tayo leh iyo adeegyo ganacsi oo kor u qaada wax-soo-saarka bulshada iyo hay'adaha.

๐Ÿ’™๐Ÿค๐Ÿ’š

25/07/2026

๐ŸŽฅ ๐–๐š๐š ๐ช๐š๐š๐ซ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐ข๐ข ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐š'๐ข๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐š๐๐ข๐ข ๐€๐ˆ ๐๐ซ๐จ๐ฆ๐ฉ๐ญ ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐จ๐จ ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ง๐ค๐จ๐จ๐๐š ๐ค๐ฎ ๐š๐š๐๐š๐ง ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐ฒ ๐ช๐š๐š๐ญ๐ž๐ž๐ง ๐œ๐š๐›๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐š,

Hadafkeenna MagoolTech waa inaan bulshadeenna u fududeyno la jaanqaadka tiknoolajiyadda casriga ah, annagoo siinayna aqoon sax ah, xirfado la taaban karo, iyo tababaro tayo sare leh oo u diyaariya mustaqbalka dijitaalka ah.

Waxaan aaminsanahay in aqoontu ay tahay furaha fursadaha, waxaana naga go'an inaan sii wadno dhisidda jiil leh xirfadaha looga baahan yahay dunida AI iyo Technology-ga maanta.

๐ŸŽ“ Daawo waxa ay ardaydeennu ka yiraahdeen khibraddooda AI Prompt Engineering Course.

๐Ÿš€ ๐€๐๐ข๐ ๐ฎ๐ง๐š ๐ก๐š ๐ฌ๐ž๐ž๐ ๐ข๐ง ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐ ๐จ๐จ๐ฅ๐“๐ž๐œ๐ก. ๐’๐š๐Ÿ๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐€๐ˆ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐š ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š๐š.

Photos from Magool Tech Solutions's post 25/07/2026

๐ŸŽ“ ๐—”๐—Ÿ๐—ซ๐—”๐— ๐——๐—จ๐—Ÿ๐—œ๐—Ÿ๐—Ÿ๐—”๐—”๐—›! ๐—ž๐—ข๐—ข๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐——๐—œ๐—œ ๐—”๐—œ ๐—ฃ๐—ฅ๐—ข๐— ๐—ฃ๐—ง ๐—˜๐—ก๐—š๐—œ๐—ก๐—˜๐—˜๐—ฅ๐—œ๐—ก๐—š ๐—ฆ๐—œ ๐—š๐—จ๐—จ๐—Ÿ ๐—Ÿ๐—˜๐—› ๐—”๐—ฌ๐—”๐—ฌ ๐—จ ๐—ฆ๐—ข๐—ข ๐—š๐—”๐—•๐—”๐—š๐—”๐—•๐—ข๐—ข๐—ช๐——๐—”๐—ฌ.

Waxaan si rasmi ah shahaadooyin u guddoonsiinay ardaydii dhammaysatay AI Prompt Engineering Course.

Mudadii koorsadu socotay, ka qaybgalayaashu waxay barteen xirfado muhiim u ah isticmaalka AI, sida:
โœ… Prompt Engineering Fundamentals
โœ… Advanced Prompting Techniques
โœ… AI Productivity Tools
โœ… AI Ethics & Best Practices
โœ… Practical AI Projects

Waxaan aad ugu faraxsanahay dadaalkii, ka go'naantii iyo horumarkii ay muujiyeen dhammaan ardayda. Waxaan rajaynaynaa in aqoontan ay u noqoto albaab ay ku gaaraan fursado cusub, isla markaana ay uga faa'iideeyaan waxbarashadooda, shaqadooda iyo ganacsigooda.

๐Ÿ™ Mahadnaq gaar ah waxaan u jeedinaynaa Eng. Abdirahman Abdullahi Buryar, oo si hufan, dulqaad iyo xirfad sare leh u bixiyay koorsadan, kana dhigay mid ardaydu si weyn uga faa'iidaystaan.

Mahad gaar ah sidoo kale waxaa iska leh Center for Postgraduate Studies โ€“ Bosaso University, Garowe, oo noo fududeeyey goobta lagu qabtay tababarka, kana qayb qaatay sidii ay koorsadani ugu qabsoomi lahayd jawi waxbarasho oo tayo leh.

๐Ÿš€ La soco koorsooyinkeena soo socda si aad uga mid noqoto jiilka cusub ee xirfadlayaasha AI.

19/07/2026

Alxamdulillaah! ๐ŸŽ“๐Ÿค–

Xalay waxaan si rasmi ah u bilownay AI Prompt Engineering Course, waxaana si habsami leh u socda casharradii iyo tababarkii. ๐Ÿš€โœจ

Course da waxaa si faahfaahsan loogu baran doonaa sida loo fahmo Prompt Engineering iyo sida si xirfad leh looga faaโ€™iidaysto awoodda Artificial Intelligence (AI). ๐Ÿค–๐Ÿ’ก

Safarkeenna barashada AI wuu bilaabmay! ๐Ÿ”ฅ

13/07/2026

๐ŸŽ“ ๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐–๐š๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐“๐š๐ก๐š๐ฒ โ€“ ๐€๐ˆ ๐๐ซ๐จ๐ฆ๐ฉ๐ญ ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐ 

๐Œ๐š๐ ๐จ๐จ๐ฅ ๐“๐ž๐œ๐ก waxay kuugu bishaaraynaysaa in ay qaban doonto koorso gaaban oo AI Prompt Engineering ah, taas oo lagu baranayo xirfadaha muhiimka ah ee isticmaalka iyo hagidda Garaad-gacmeed-ka(AI).

Koorsadu waxay soconaysaa hal toddobaad,๐ฐ๐š๐š๐ง ๐๐ซ๐š๐œ๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ% + ๐‚๐ž๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐š๐ญ๐ž.

๐Ÿ’ฐ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š: $๐Ÿ๐Ÿ“
๐Ÿ“… ๐Œ๐ฎ๐๐๐š๐๐š: ๐Ÿ ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐
๐Ÿ… ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ: ๐–๐š๐š ๐ฅ๐š ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š๐š
๐–๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐’๐š๐›๐ญ, ๐Ÿ๐Ÿ–๐ญ๐ก ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: C๐ž๐ง๐ญer ๐Ÿ๐จ๐ซ P๐จ๐ฌ๐ญ๐ ๐ซ๐š๐๐ฎ๐ญ๐ž S๐ญ๐ฎ๐๐ข๐ž๐ฌ ๐‚๐๐’ -๐”๐Ž๐๐†.
๐Ÿ“ Iska diiwaangeli adigoo gujinaya Google Form-ka hoose:
https://forms.gle/d9cazLGSdDAD4bc9A

๐Ÿ’ฌ Sidoo kale ku soo biir WhatsApp Group-ka:
https://chat.whatsapp.com/EPMHM14TXjQ6IbgfbEJPcu?mode=gi_t

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah: +252 90 7580149

Want your business to be the top-listed Business in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Main Road
Garowe
252