Find clothing stores in Gaalkacyo. Listings include Mudug page, Birimo Business Center, Midnimo supermarket galkacyo tell 0905172002/0905172003, Carwo Fan Fashion, team_prank, Safaari Travel Agency and cargo.
Birimo Bussines Center waxa aad ka heleysaan Dhaqida dharka iyo suudadka Hadiyadaha iyo qurxinta xafladaha Kireenta suudadka Online market Soo dhawaada macaamiil
Carwo FAN FASHION waa carwo lagu iibiyo dharaka ciyaalka & dumarka noocyadooda kala duwan.”
Dumar Bila Collection waa dukaan aad ka heli kartid dhammaan dharka dumar.
Carwo rugsan cosmatics waa xarun aad ka heli kartaan shopping ka noocyadiisa kala duwan waxayna ku taalaa bartamaha magaalada galkacyo Ku Soo dhawaada 090 7732002 ama 090 732650...
Bulsho bila herbal and cosmetics waxaad ka heleysaa adeeg shopping oo dhamaystiran oo dabiici ah
Umu camaara macmiil soo dhawoow waxaan ku haynaa dharka noocyadood kala duwan adeeg hufan noogu imow
Dalbo oo Hadda Hel kala xiriir whasapp 0907992245/0907961898
Macmiil kuso dhowow Al bashe Phones & Accessories waxad ugu imaneysa Telefonada casriga ah iyo samaytoda
We will notify you when anything happens in Gaalkacyo.