Find media companies in Gaalkacyo. Listings include Radio Gaalkacyo, Shacabka News, Culumo Somali TV, Eglami Media Services, Daily Viral Videos, Cawalle Akhyaar.
Radio Gaalkacyo waa idaacadii saddexaad ee laga furay Soomaaliya. sanadkii 1993.
Soo dhawoow Kuna xirnow Goor kasta Warbahinta Eglami Media Oo aad ka heli doontan Warar , Xayasiimo , Waraysiyo , iyo Baraamijyo taxane ah oo la xariira Arimaha Bulshada . Tell...
Waa Page Soomaaliyeed oo ku hadla Afka Shacabka Puntland iyo Dadka aan Codkooda la maqlin.
OGAAL MEDIA, Waa warbaahin madax bannaan oo si joogto ah u soo gudbisa wararka caalamka, kuwa Soomaalida iyo dhacdooyinkii ugu dambeeyey dunida, ku xirnow si aad ula socoto xaqiiqo...
Boga faafiya caqiidada ahlusunnada (ashcariyada iyo maaturiiydiada ), iyo casharo laxiriira wacyi galinta umada كن معلما أومتعلما ولا تكن ثالثا Caqiida TV Wacyi media شبكة الو...
Waxaad halkaan kala socon doontaa hawlqabadyada Masaajidka Ramadaan oo ah Masjidka ugu weyn Masaajidda Gaalkacyo
Halkaan waxaad kahelaysaa warar sugan oo xaqiiqda kusalaysan intabadana quseeya Galmudug. siaad inoolasocoto fadlan Like and follow the page. mahadsanid
Eqlass waa hoyga tiknolojiyada casriga ah
Warbaahin madax bannaan oo loo simman yahay, soona gudbisa waxqabadyada Bulshada, Horumarka iYo Madadaalada
udhaqdhaqaaqe, dhiirigaliye iyo barabaariye ummadeed. activitist, motivater and and national educator.
Dadka iyo dalku wuxuu u baahan yihiin daacadnimo iyo xaqsoor
Waa barnaamij dood-wadaag ah oo aan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimah