Find schools & colleges in Gaalkacyo. Listings include Dugsiga H/Dhexe ee Siinaay-Galkacyo, East Africa University - Galkacyo Campus, Ilays technical collage, Modern University for Science and Technology Galkayo, Puntland State University Galkaio Campus, Guddoonka Waxbarashada Gobolka Mudug.
Bogga rasmiga ah ee dugsiga H/Dhexe ee Siinaay-Galkacyo || Official page of Siinaay Primary School Galkayo
Welcome to East Africa University (EAU) Galkacyo. Home of Knowledge & innovation
Ilays technical college: oo ah qaybta Xirfadaha iyo Ilays college : oo ah qaybta diplomada ilays wuxuu bixiya: ✓xirfado ✓ iyo Diploma oo aad hadhow jamacad kaga sii wadan kart...
Puntland State University Galkaio Campus is a leading institution of higher education situated in Galkaio, mudug region of Puntland State of Somalia.
Halkan waa Page-ka saxdaa se Xafiiska Guddoonka Waxbarashada Gobolka Mudug, kala soco Dhaq dhaqaaqa Hormarinta Waxbarashada Gobolka Mudug
Dalladda Dugsiyada Ramadan waxaa ku midaysan macaahidda kala ah: 1.Ramadan Private School RPS 2. Ramadan College for Adult Education Primary and Secondary. 3. Ramadan International...
Garden of Knowledge And Success!
Home Of Knowledge and Creativity
U taagan waxbaridda Ubadka-Soomaliyeed, kuna yaalla magaala madaxda Gobolka Mudug ee GAAALKACYO.
This page is the official page of Haji Ali Bihi Schools in Galkayo.
Tacliin tayaysan & tarbiyayn suuban waa halka aad ugu tagayso Al-Shacab.
macrifa nursery and primary school waa school loogu talo galay arday hoose dhexe in lagu soo dhiso.
Waa bogga rasmiga ah ee dugsiga Yamayska Gaalkacyo.
GSU is a leading higher education institution, distinguished in high quality teaching and research, and Somalia’s top research, medical and health science university in Galkacyo P...
Ku soo dhawow machadka baxrul-culuum. machadku waxa uu ku yaal magaalada gaalkacyo.
A centre for learning and quality education.
Asxaabta qaaligaa waxaan boggaan ugu talo galnay in aad kala socotaan wax walboo faa'ido u ah bulshada sida waanada, waxbarashada nooc yadeda iyo xikmada
Asc Dhammaan asxaabta iyo aqyaarta kuxiran pageka Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Mustaqbal . Dugsiga Mustaqbal wuxuu ku yaalaa degaanka Xaar-xaar ee dagmada Gaalkacyo.
Dadka iyo dalku wuxuu u baahan yihiin daacadnimo iyo xaqsoor
Halkaan waa bogga rasmigaa dugsiga sare ee C/rashiid Cali Sharmaake, waana halka ardayda iyo waalidiintu kala socon karaan xogta dugsiga.
21 sano oo taariikh iyo waayo-aragnimo waxbarineed ah.
kusoo dhawaada gacmo furan iyo Maamul hufan ,halkaan waa boga rasmiga ah ee Kulmiye International School Galkaio 🏫 https://vm.tiktok.com/ZMkqXneTa/