Gacal Multi Service
Kusoo dhawaada shirkada iibinta iyo kiraynta guryaha ee Daldhis
27/11/2024
Shirkada Gacal Multi Service waxay idiin haysaa guri iib ah oo jaanis ah.
Xaafada: Sayidka
Cabirka dhulka: 20M x 20M
Ka kooban: labo qol, Suuli iyo jiko
Qiimo jaban ayaa lagu rabaa gurigan, Hadii aad xiisaynaysid nagala soo xiriir: 0907030000
14/11/2024
Shirkada Gacal Multi Service waxay idiin haysaa qolol ganacsi oo kiro ah kuna yaala magaalada Galdogob.
Qololkan ayaa ku yaala aaga Shaam Mall iyo isbitaalka Dr. Baydhabo, wayna kala cabir duwan yihiin.
Afartan qol oo dhawaan la dhisay way banaan yihiin walina lama dagin cidii xiisaynaysa waxay igala soo xiriiri kartaa:0907030000
Shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa guri kiro ah oo ku yaala magaalada Galdogob.
Xaafada: Horseed, aaga Saldhiga wayn ama wadada Galdogob tii h**e.
Ka kooban: 5 qol, 3 suuli + jiko.
Waa guri cusub oo hada la dhisay.
Nagala soo xiriir 0907030000
08/11/2024
Shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa qol kiro ah.
Qolkan ayaa ku yaala bartamaha magaalada Galdogob wuxuuna saaran yahay laamiga shimbiraale hor mara.
Wixii faahfaahina: 0907030000
Shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa guri kiro ah oo ku yaala magaalada Galdogob.
Xaafada: Horseed, aaga Hotel Royal.
Ka kooban: 4 qol, 2 suuli + jiko.
Nagala soo xiriir 0907030000 ama 0907740660
Shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa gurigaan oo ku yaala magaalada Galdogob.
Xaafada:Horseed, Aaga saldhiga booliska
Ka kooban: Labo qol suuli iyo jiko. Wada mutuleel ah
igala soo xiriir: 0907030000 ama 0907740660
07/11/2024
Shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa guri kiro ah oo ku yaala bartamaha magaalada Galdogob
Xaafada: magaalada dhexdeeda agagaarka laamiga aada hotel Royal
Ka kooban: 2 qol mid suuliga gudaha ku lee yahay, suuli kale iyo jikadana daarada ku yaalan.
igala soo xiriir : 907030000 ama 907 740 660
shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa guri kiro ah oo ku yaala bartamaha magaalada Galdogob
Xaafada: magaalada dhexdeeda agagaarka masjidka Taqwa
Ka kooban: 3 qol 2 suuli iyo jiko
igala soo xiriir : 907030000 ama 907 740 660
18/10/2024
Bishaaro. Waxan idiin haynaa guri iib ah.
๐ ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ:Galdogob xaafada sayidka.
๐ซ๐ผ๐ด๐๐ฎ ๐ด๐๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ: 2 qol 1 suuli iyo jiko wada mutuleel ah, agagaarka shirkadda korontada Tayo
๐ก๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ: whatsapp https://wa.me/message/QOYFC5IJW4G7E1
Tell: 907030000 ama 907677538
09/10/2024
Bishaaro. Waxan idiin haynaa guri iib ah.
๐ ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ:Galdogob xaafada sayidka.
๐ซ๐ผ๐ด๐๐ฎ ๐ด๐๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ: 2 qol 1 suuli iyo jiko wada mutuleel ah, agagaarka shirkadda korontada Tayo
QIIMAHA $9,000
๐ก๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ: whatsapp https://wa.me/message/QOYFC5IJW4G7E1
Ama 907588431
Kusoo dhawoow shirkadda GACAL SERVICE.
Ma raadinaysaa dhul beec ah oo qiimo jaban? Fursaddan qaaliga ah yay ku seegin!
Waxaan kuu haynaa dhul cabirkiisu yahay 20x20, oo ku yaal meel fiican Dhulkaan wuxuu ku yaal meel dhabarka dambe ee isbitaalka weyn, taasoo ka dhigaysa goob aad ugu dhaw caafimaadkii iyo waxbarashadii.
Laba waddo leh Biyihii iyo korontadii joogaan.
Dhulku waa qiimo jaban, waana fursad lama huraan ah oo aan la iska dayici karin!
Haddii aad xiisaynayso inaad heshid dhulkan qiimaha badan, ha ka labalabeyn inaad nala soo xiriirto.
Whatsapp: https://wa.me/message/QOYFC5IJW4G7E1
18/09/2024
Ogaysiis Beec Dhul
Goob: Kastamka Tuurdibi
Cabir: 60m x 100m
Qiimo: Qiimo jaban oo ku raali galiya
Waxaa la beecinayaa dhul qiimo jaban ku yaalla kastamka ganacsiga ee Tuurdibi, oo ah meel muhiim ah u dhaxaysa xuduudaha ganacsiyeed ee labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya. Dhulkan wuxuu ku habboon yahay ganacsiyada kala duwan sida bakhaarada, dhoofinta iyo soo dejinta, ama dhisme ganacsi oo weyn. Waa fursad dahabi ah oo lagu maalgelin karo, adigoo ka faaโiidaysanaya ganacsiga labada dal ee sii kobcaya.
Haddii aad xiisaynayso ama aad rabto macluumaad dheeraad ah, fadlan nala xiriir.
Whatsapp
https://wa.me/message/QOYFC5IJW4G7E1
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Gaalkacyo