DVM Hugfiye
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DVM Hugfiye, Veterinarian, Gaalkacyo.
26/06/2026
๐ธ๐ด Hambalyo 26-ka Juun โ Maalinta Xorriyadda Soomaaliya ๐ธ๐ด
Daryeel Agro-Veterinary Services waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha badan ee 26-ka Juun, Maalinta Xorriyadda Soomaaliya.
Maalintani waa maalin taariikhi ah oo xambaarsan qiime weyn, xusuus iyo sharaf qaran. Waa maalin lagu xasuusto halgankii, geesinimadii, dadaalkii iyo midnimadii ay hormuudka u ahaayeen halyeeyadii Soomaaliyeed ee dalkooda u soo hooyay xorriyadda iyo karaamada ummadda Soomaaliyeed.
Xorriyaddu ma aha oo keliya xusuus h**e, balse waa masuuliyad ina saaran maanta si aan u ilaalino nabadda, midnimada, horumarka iyo wadajirka bulshada Soomaaliyeed.
Daryeel Agro Veterinary Service waxay mar walba garab taagan tahay horumarka bulshada, ilaalinta deegaanka, kobcinta wax soo saarka beeraha iyo xoolaha, iyo dhismaha mustaqbal wanaagsan oo Soomaaliyeed.
Ilaahay ha inoo ilaaliyo dalkeenna, hana siiyo nabad, barwaaqo, horumar iyo midnimo waarta.
Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
une
17/03/2026
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Gaalkacyo