Garademy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garademy, Social Media Agency, Borama.
Halkani Ka Baro Xirfadaha aan Bixino Ee
Vedio Editing iyo Graphic design Nagu soo Biir
Wax yaabo Badan Ayaad Naga fa'iidi doonta
Hadii aad Xiiseynayso Barashada Xirfadahan
http://www.youtube.com/@GarafAcademy
15/07/2026
๐๐๐ฅ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐๐ง ๐ข๐ฌ ๐๐ข๐ฐ๐๐๐ง ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐
13/07/2026
๐๐๐๐จ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฒ๐๐
๐ค๐ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐๐ง ๐๐ฌ๐๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐
11/07/2026
๐๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐๐๐ ๐ค๐ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐๐ง ๐ข๐ฌ๐๐ข๐ฐ๐๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐
08/07/2026
๐จ Graphic & Visual Design Course
๐ข ๐๐ข๐ฐ๐๐๐ง ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ข๐ข 6 ๐๐๐ ๐ฐ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ!
Maanta Bilaw safarkaaga aad ku dhiseyso xirfad dhab ah oo kuu horseedi karta shaqo iyo fursado online ah.
๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒ-๐ธ๐ฎ๐ป ๐๐๐
๐๐ ๐๐ถ ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐ฎ๐ต ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฟ๐ฎ๐ฝ๐ต๐ถ๐ฐ ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป ๐๐๐ผ ๐ฎ๐๐ฎ๐๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ถ ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ด๐ ๐ ๐ป๐ผ๐พ๐ฑ๐ผ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐๐ฒ๐ต ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐๐ฒ๐๐๐ฎ๐ป
๐
Start Date: 15 July 2026
๐ป Nooca: Online Class
โณ Duration: 5 Weeks
๐ Days: 3 Days / Week
๐ Access: 24/7 Online
๐
Certificate: Yes
๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐ ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ก๐๐ฅ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐๐:
* Casharro online ah oo la daawan karo wakhti kasta
* Practical (100 %) + Resource
*Full Projects Practical Step By Step
* Assignments ( )
* 24/7 Cawimaad Markasta
* Xirfad uu si toos ah ugu shaqo tagi karo
๐ฒ Isdiiwaangeli Hadda:
๐ 63 3030539
๐ 63 3030539
๐ก Online Class:
02/07/2026
๐ข Muuqaal Cusub ayaan soo geliyey Channelka YouTube!
Waxa uu ku saabsan yahay: Baro sida loo sameeyo Trifold Brochure design
๐ Daawo muuqaalka halkanhttps: https://youtu.be/gQdF6fI5WeI
Whatsapp groupka ardeyda
Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/GRcv2f9xE56FF49qHM6inA?mode=wwt
Daawo muuqaalka halkanhttps: https://youtu.be/gQdF6fI5WeI
https://youtu.be/gQdF6fI5WeI
Trifold Brochure Design kusoo Biir Barteena Telegram ee Garaf AcademySi aad u hesho Macluu...
30/06/2026
๐ช๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐บ๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ ๐ฑ๐ถ๐ฏ-๐-๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฒ๐๐ป (๐ฅ๐ฒ๐ฏ๐ฟ๐ฎ๐ป๐ฑ๐ถ๐ป๐ด) ๐๐ถ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ป๐ผ ๐บ๐๐๐พ๐ฎ๐ฎ๐น ๐ฐ๐๐๐๐ฏ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ท๐๐บ๐ฎ๐๐ฎ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ, ๐ต๐ฎ๐น-๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ๐ธ๐ฎ, ๐ถ๐๐ผ ๐ต๐ถ๐บ๐ถ๐น๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ต๐ถ๐ถ๐ด๐๐ฎ๐ป๐ฒ๐๐ป๐ผ. ๐๐๐ฏ๐ฒ๐ฑ๐ฑ๐ฒ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐๐๐
๐๐ ๐พ๐ฎ๐๐ฏ ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ป๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ฒ๐ฒ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐ฎ๐๐ป๐ผ ๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐ป๐๐ถ๐ด๐ฒ๐ฒ๐ป๐ป๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐น๐ฎ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ๐ป๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด๐ป๐ผ. ๐ ๐๐๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ฐ๐๐๐๐ฏ ๐๐๐
๐๐ ๐
๐ฎ๐ป๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐ฐ๐ฎ๐๐ฟ๐ถ๐๐ฒ๐๐ป, ๐๐ฎ๐๐ผ, ๐ถ๐๐ผ ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ด๐๐ถ ๐ณ๐ผ๐ด ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ป ๐ธ๐ผ๐ฏ๐ผ๐ฐ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ถ๐๐ฏ๐ฒ๐ฑ๐ฑ๐ฒ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ๐ด๐ฎ๐ป ๐ท๐ถ๐ฟ๐ฎ. ๐ช๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฟ๐ฎ๐ท๐ฒ๐๐ป๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐ฑ๐ถ๐ฏ-๐-๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ๐ป ๐ฎ๐ ๐ป๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ๐๐ผ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ผ ๐บ๐๐ต๐ถ๐ถ๐บ ๐ฎ๐ต ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ฎ ๐ด๐๐๐น๐ผ ๐ถ๐๐ผ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ ๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ธ๐ฎ ๐๐ถ๐ถ ๐๐ฒ๐๐ป.
Xirfadaha Digital-ka waa aqoonta iyo kartida lagu isticmaalo teknoolajiyadda casriga ah si loo abuuro, loo maareeyo, loona horumariyo shaqooyin iyo ganacsiyo kala duwan. Dunida maanta, xirfadaha digital-ku waxay noqdeen furaha guusha ee shaqsiyaadka iyo hay'adaha doonaya inay la jaanqaadaan isbeddelka tiknoolajiyadda.
Qaybaha ugu muhiimsan ee xirfadaha digital-ka waxaa ka mid ah
๐จ Graphic Design
๐ฌ Video Editing
๐ Digital Marketing
๐ฑ Social Media Management
โ๏ธ Content Creation
๐ค Artificial Intelligence (AI)
Xirfad kasta waxay leedahay door muhiim ah oo ka caawiya qofka inuu helo fursado shaqo, kobciyo ganacsi, ama dhiso sumcad xirfadeed oo xooggan.
Platform-kan wuxuu u heellan yahay inuu bixiyo xog, casharro, talooyin, iyo hagitaanno ku saabsan dhammaan qaybaha kala duwan ee xirfadaha digital-ka. Ujeeddadeennu waa inaan ka caawinno dhalinyarada, ardayda, iyo xirfadlayaasha inay bartaan xirfado casri ah oo kor u qaada aqoontooda, dakhliga, iyo fursadahooda shaqo ee gudaha iyo dibaddaba.
Ku soo dhawoow meel aad ka baran karto xirfadaha mustaqbalka, kuna bilaabi karto safarkaaga dhanka guusha digital-ka.
Garademy
https://www.behance.net/gallery/251968969/%28%29
26/06/2026
๏ผฃ๏ฝ๏ฝ๏ฝ๏ฝ๏ฝ ๏ผณ๏ฝ๏ฝ๏ฝ
๐๐ก๐๐ฐ๐๐๐ง ๐
๐ข๐ฅ๐จ ๐๐ฌ๐๐๐๐๐๐ฅ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐!
๐๐พ๐ผ๐ผ๐ป๐๐ถ ๐ฐ๐๐๐๐ฏ. ๐ ๐๐๐พ๐ฎ๐ฎ๐น ๐ฐ๐๐๐๐ฏ. ๐ง๐ฎ๐๐ผ ๐ฐ๐๐๐๐ฏ.
๐ช๐ฎ๐
๐๐ฎ๐ฟ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐ป๐ฎ๐ด๐ฎ ๐
๐ถ๐ด๐ฎ ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ถ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ป ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐ป๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ป๐ผ ๐ถ๐๐ฏ๐ฒ๐ฑ๐ฑ๐ฒ๐น ๐๐๐๐๐ฏ
Garaf Academy
15/06/2026
๐๐๐ฅ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐ค๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐๐ง
14/06/2026
Labo Maalin ayaa ka dhiman
Garaf Academy
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Borama