Galool media
macaamiishayadu halkan waxay ka heli Adeega hufan ee Kala iibsiga Alaabaha iyo isku bedelkooga Anaga oo ugu gayn doona meesha uu joogo
fadlan nagu soo biir Mahadsanid.
30/08/2023
Abqalaada madaxweynaha
WAREEGTO MADAXWEYNE: 30 /08/2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ka soo saaray Soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka ee Arrimaha Doorashooyinka .
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Ku: Shir-guddoonka Golaha Guurtida JSL
Ku: Shir-guddoonka Golaha Wakiillada JSL
Og: Komishanka Doorashooyinka Qaranka
Ujeeddo: Soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka ee Arrimaha Doorashooyinka
Mudaneyaal,
Waxaannu idinla socodsiinaynaa in xukuumaddu aqbashay soo-jeedintii Odayaasha Dhaqanka ee Dhex-dhexaadinta isu xil-qaamay, anaga oo tix-gelinnay wada-tashiga guud iyo xaaladaha guud ee dalka.
Sidaa darteed, si doorashooyinku inoogu hir-galaan waxaannu ka codsanaynaa Golaha Baarlamaanka (Guurtida iyo Wakiillada) in ay waafajiyaan soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka Shuruucda iyo Xeerarka Doorashooyinka ee Dalka.
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.
Qaabkii ay u dhacday diyaaradii Aadan cade Airport.
Nasoo raac Saaxib
-Deg
Ciidan Qaranka ee Jiida oo Ciiday.
Deg Deg:
Gudoomiyaha Imtixaanadka Qaran Daa,uud Faarax oo dhaliilo u jeediyay Wasaarada waxbarashada iyo Wasiir Toorno.
Qosalkii Aduunka🤣.
Cabdiqani iskufulane iyo Inabku adeerka u ahaa.
Oday Cajiib ah
"Inanta ninkii dhalay magteedii ayuu Ku rabaa aduunkana waxba ma yaalin" 😆😆
Daryanka Madaafiicda oo is qabsaday Sool Hada.
Fadlan Isha Ku ahay halkan 👀👀
Dagaalkii u waynaa oo Hada Ka qarxay Gobolka Sool Daryanka Madaafiicda oo cirka isku sheraray.
Fadlan halkan Isha Ku hay 👀
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Berbera