DAYAX FORCE
Dayax fc waa Koox ka dhizan MagaLada Badhan ee gobolka sanaag koox so sarta jiilka hibada sare leh ✅.
15/07/2026
Kulanka glpta
Dayax Home vz Jariiban away
Stadium sporting
4:00pm
Dayax football club
14/07/2026
One famiLy ❤️📸
Dayax football club🖤
13/07/2026
Kulan udhexeya Kooxdii Horyalka A qaaday Kooxdii B qaaday 🏆🥇
DaLxiis Fc vz Dayax Fc
Stadium Sporting
Waqtiga 4:00 pm
Daawasho wcn.
01/07/2026
Dhamaan Maaamulka Sare Koooxda Macalimka Iyo Playeriiinta Dhamaantoood WaxaY Bogaadinayaaan Labada Garsooore Ee Calanka Haya Waaa.
Mursal mohamoud.
Mohamed iimaaan
Oo Tababarkiii Iyo Cilmigiii Lasiiyey Uga Faaideynaya Kuna dhexdhexaadinaya Kooxaha CiYaaaraya Cupka Heeerka 1aaad Ee Degmada.
Koooxdu WaxaY FaraYsaa Oo Kudhiirigalinaysaaa Wadashaqayn Cadaaalad Iyo Xaqsoornimo Dhaba Inaad Ku Maamushaan Tartanka Inshallh BiLow ILaa dhamaaad.
Nabad Galyo Cafimaaad Iyo Inuu Si Qurux badan Uso Gabagoboobo Tartanku Ban Rajayneynaaa Inshallah.
Gudida Hawlwadeenada Maamulka Iyo Garsoorayaasha SiFiican Halooola Shaqeeeyo Inshallah.
20/06/2026
Match day Home
Dayax vz baraf Fc
Sporting Stadium
4:00pm
Dawasho wcn 🙌🏻❤️
17/06/2026
Dayax League
Kulanka glpta
Jubadda Fc vz daLxiis
Stadium dagta
4:20pm
Bar bilow wngzn
Dhamaaad.
Alxamdullilah Eebe Mahad iskaleh Cafimaad Io Nabad Qab nooguso dhameeyey Kulanka Labada Kooxooodba.
CiYaar Qurux badan oo kusoo idlaatay.
DaYax Fc 1:0 Suuuq Barwaaqo Fc
Goalka.👇🏿
Mursal .⚽️
DaYax Football Club.
.
25/03/2026
Match day
Dayax vz suuq barwaaqo
Dagta Stadium
4:00
Dawasho wcn 🙌🏻❤️
23/03/2026
*Kulan Saaxiibtinimo.*
Lucky Play Fc & DaYax Fc
Garooonka: Badhan
Wakhtiga: 4:00
Maalinta: Isniiin.
21/03/2026
Kooxda Ayaa Amaan Bogaadin iyo Dhiirigalin Udireysa Qaar Kamida Ciyaartoyda Kooxda Oo Sifiican Ugaso Dhalaalay Tartanka Bisha Ramadaan Ee Dhiif Cup Iyo Dhoobo Cup.
00 Kukala Guulaystay.
-CiYaartoygii Ugu Da’da Yaraa Tartanka Bisha Ramadaan Ayuuub Kuku.
-Top Score’Hii Ugu Sareya Tartanka Mursal Ciiidan.
-Fair play Ciyaatoygiii Ugu Akhlaaqda Fiicna Iyo Xidigiii Ugu Fiicna Tartanka Mohamed Madaxeeey.
-Xidigiii Ugu Fiicna Tartanka Dhoobo Cup Mohamed Abdulaahi Sisiko.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Sanaag
Badhan