Awale adaan
Contactgegevens, kaart en routebeschrijving, contactformulier, openingstijden, diensten, beoordelingen, foto's, video's en aankondigingen van Awale adaan, Media-/nieuwsbedrijf, Breda.
Ka dashatay aagdadi
14/02/2023
Haduu gaaswaal lahayn
Gaadhigu ma dhaqaaqaye
Gadeed aniguna hadaan
Somaali gobtii ka dhalan
Heerkaa maan gaadhilaa
Idinkaa halkaa i gaadhsiyey somaliyey
Respect❤️
Farxada nolosha u bahan
11/02/2023
Qofna aniga uma jabo salan sare qarabo
11/02/2023
Waxaan ummada somaliyed u sheegayaa in pagekaygii layga jabsaday waxan iga jabsaday xaaskaygii h**e Saas u ogaada,kan ayaan anigu masuul ka ahay.
Aad ayan idin salamaya
Dadkaka beryan waxaa jira fecbok badan oo been abuurka qofna aniga ma noqaon karao kan aya ino balana
08/09/2022
London Bridge is down: Boqoraddii Ingiriiska Her Majesty The Queen Elizabeth II hadda ayay geeryootay. 70 Sanadood bay ahayd Boqoradda ugu cimriga dheer dunida. Waxay ahayd hoggaamiye naxariis badan oo dhulalkii ay xukumaysay kala soo dabbaalatay duruufo badan. Dorraad ayay magacowday Raisal Wasaarihii 15 aad ee dalkeeda. 17 xukuumadoodna way dhistay. Queen Elizabeth II 🇬🇧.
Sawirka waa 27kii April 1954, boqoradda oo Cadan joogta oo salaamaysa Suldaankii Xoriyadda Suldaan Cabdiraxman Suldaan Diiriye.
Farriin degdeg ah
29/06/2021
U diyaar garowga xuska 26ka June,
24 saacadood baa ka dhiman.
Klik hier om uitgelicht te worden.
Type
Website
Adres
Breda
4800–4841, 4847, 4850–4854