Godob Reeb Media

Godob Reeb Media

Share

welcome to the page you will find something satisfying for yourself

Photos from Godob Reeb Media's post 08/12/2022

Dhalinyaro iyo aqoon yahano beesha surre ah oo cabasho xoogan ka Muujiyay boosaas shaqo ah uu Wasiir ahmed hassan aadan Ka Musuqmaasuqay fariin culusna Udiray Madaxweyne madaxweyne hassan shiiq mohamuud iyo reysal wasaare xamse cabdi barre

Photos from Godob Reeb Media's post 08/12/2022

Maxaad ka ogtahay ahmed hassan adan wasiirka wasarada kaluumeysiga qeyraadka badda kuna matela beesha surre kursiga wasiir nimo

Ahmed hassan aadan wasaaradiisa waxay heshay 21 shaqaalo rayid ah
10 shaqaale ah waxaa kala qaatay wasiir k/geenka wasaarada iyo wasiir dowlaha wasaarada

Labo boos waxa uu siiyey duniyo mahamed ali oo ah sanatar ka tirsan aqalka sare
Labo boos kamidana waxa uu siiyey xildhibaan qaladla
Ayadana ah xildhibaan golaha shacabka ah

Labada xildhibaana waa qubeys

Todobo kamida asaga ayaa qortay waliba asaga oo qorey jifadiisa xaaji cabadalle

Halkaas 11 shaqaale ah oo surre u dhaxeeyey madaama uu yahay wasiirka surre waxaa la qoray beesha qubeys macallin

Su,aasha waxay tahay aawey xaquuqdii cabdalle Surre
Aawey fiqi cumarkii jifooyin koodii kale

Ahmed ma wasiir jifaa mise wasiir surre jawaabta sure ayaa laga rabbaa

18/09/2022

Ismaamulka Mandheera oo ay ka jirto abaar aad u xun https://godob reb.in/3RV9JGy

Photos from Godob Reeb Media's post 18/09/2022

Soo Dhawayntii Abid Ugu Meeqaamka Saraysay oo Dadwaynaha reer Caynaba ay ku maamuuseen Madaxweynahooda Muuse biixi cabdi

18/09/2022

Diyaaradda Dowladda Masar ee Egpt Air ayaa dhawaan bilaabaysa duulimaadyo toos ah oo ku imanayso Muqdisho, sida uu daabacay Wargeyska The Somalia Investor Magazine.

Waxa ay ku soo biiraysa Itoobiya, Turkiga, Qadar iyo Kenya oo iyana bilaabaysa socdaalladeeda Soomaaliya, hayeshee weli dadka Soomaaliyeed waxa ay wajahayaan dal-ku-gal adag (Visa) iyo tigidho qaali ah.

18/09/2022

KA: Gudoomiyaha Golaha Aqoonyahada & Hormarinta Dhalinyarada Caagane

OG: Xildhibaanka Caagane

OG: Suldaanka Guud ee Caagane

Markii uu arkay Gudoomiyaha Mas’uuliyada Ka Saaran Beesha Caagane

Markii uu arkay baahida loo qabo in maamul loo sameeyo Beesha Caagane

Markii uu garwaaqsaday aqoonta iyo khibrada maamul ee ay leeyihen shaqsiyaadka hoos ku xusan

▪︎Wuxuu Gudoomiyaha Magaacabay Golaha Fulinta ee Guddiga Caagane:

1: Waxa uu Gudoomiye Ku Xigeenka U Magacaabay
- Mudane Ahmed muse ahmed

2: Xoghaya Guud ee Golaha Fulinta - Mudane Zakariye Cabdi Sheekh

3: Madaxa Xiriirka Siyaasada - Mudane Cali Mahad ( Cali Daacad)

4: Madaxa Maaliyada Golaha Fulinta - Mudane Yahye Mohamed Osman

5: Afhayeenka Golaha fulinta - Mudane Abdulahi Omar Ali Shiekh (Bukhari)

6: Madaxa Hormarinta Ururka dhalinyarada Caagane - Mudane Abdiaziz Mohamed Abdule

7: Madaxa isku xirka Gudiga iyo Xiriirka Bulshada - Mudane Khalid Xasan Aadan

Laga bilaabo Maanta oo ay taariikhda tahay -18/09/2022- Waxa u gartay inan u magacaabo Mudanayaasha Kor ku xusan inay ka mid noqdan Golaha Fulinta Golaha Aqoonyahana & Hormarinta Dhalinyarada Caagane

Waxaan u rajeynayaa inay gutaan waajibaadkooda.

Wabilaahi Towfiq.

18/09/2022

Macallin dugsigii wasiirka noqday iyo sababta uu TikTok Muusig u soo geliyo: https://bbc.in/3qKr5tS

18/09/2022

Waxa qoray; xildhibaan Jaamac Axmed Caanoboodhe

“Maayir cidin oo reerkiisa ku gubaabinaya in xildhibaanada qaranka aan ka midka ahay ee
Ka hadlay xeer 12(23) la laayo.

Caawa hadaanu biyo cir u dhimano isagaa na laayey
Sidaa markhaati ha laga ahaado.”

16/09/2022

Waa sawir qabsaday Baraha Bulshada Turkiga, waa madaxweyne Erdoğan oo u muuqda mid guddoominaya hadalka, waxaa hareer fadhiyaa madaxweynayaasha Ruushka, Iirran, Azerbaijan, Turkmenistan, Tajikistan iyo Belarus.

Maxay kula tahay inuu Erdogan u sheegayay madaxdaan oo sidaan dhan loogu eegayo?

~Warbaahinta Turkiga

16/09/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kala hadlay Mareykanka dagaalka Alshabaab https://bbc.in/3DuYHU0

Want your business to be the top-listed Media Company in London?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


London