Nimcaan
Fariin noo reeb
Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Ceeydaruus Muuse Cosoble, Farax Abdullahi Tarax, Abdullaahi Osman
Alx rabil caalamiin
30/05/2024
Waxaa abaal marin la.gudoonsiiyay xafiiska caafimaadka degmada beercaano dadaaladii badnaa ee laga sameeyay shaqooyinka caafimaadka oo uu ugu horeeyo caymiska bulshada waxaana raynayaa inlasii laba jibaaro
Shaqada iyadaa kusheegta
30/03/2024
💍Hambalyo Aroos wacan 🥰
ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ
Hambalyo Hambalyo Hambalyo, Aroos wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax waxaan hambalyo farxadeed oo aan qoraal lagu soo koobi karin halkan uga dirayaa wllkay ➡️dakhare isaaq cabdille 💝
➡️& Marwadiisa ubax maxamed cali 💍❤️
Marlabaad hambalyo
إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ.😢😢
"Inalilahi wainalilahi rajiun" waa geeri tiranyo leh,
Allah unaxariisto Adeer Saleeye macalin yusuf oo hada Godey ku geeriyoday su,asha qabriga alle ha ufududeyo marti lasodhaweyana alle hakadhigo
dhaman ehelka iyo qarabadana samir iyo imaan jamiil ah alle haku arzaqo
Allahay xanuunka dambi dhaaf iiga dhig
24/03/2024
Suxuurta ukaca
14/02/2024
Qalinkii Dr.c/naasir macalin shaafi
13/02/2024
Dharaartu, waxay ka shaqaysaa guri ay ku noolyihiin Asli, Aamina, Cudbi, Amran iyo Xaliimo oo dhamaantood ah hablo gashaanti ah oo hada shaqo la,aan ku ah guriga. Waxaa kale oo xaafada kunool Axmed, Jaamac iyo Giire oo jaamacado soo dhameeyay sanado ka hor, hadana carrurta xaafada waxaa Macallim u ah oo guriga wax ugu dhiga gaashe Solomon Tadase. Aabaha gurigu waa Raage dheere, Raage waa qandaraasle, sanadkii waxaa uu shaqo galiyaa ugu yaraan 20 injineer. Waxaa ugu firfircoon oo uu aad u jecelyahay shaqadooda Eng Bakele, Eng Kabede iyo Eng Dawit oo asagu ah xisaabiyahiisa guud ee dhanka dhismayaasha uqaabilsan. Hooyada gurigu waa Waris. Laakin Waris qoomiyadaha kale aad uma ay dhexgalin marka laga reebo Dhakhtarkeeda oo ah Mogos Warqe, Bajaajle Alemudiin oo suuqa geeya kana soo celiya, iyo maalmaha ay xafladuhu jiraan oo Waris iyo Gabdhaheedu ay tagaan meel ay ku qorantahay hoyga qurxinta dumarka ee Aster Beuty Salon.
Inkasta oo xaalku sidaas iskayahay, haddana dadka guriga kunool dhamaantood dooda ugu culus ee ay qabaan waa qoomiyadaha kale ee deegaanka kusoo badanaya meel kasta iyo miis walbana taagan.
W-Q: Muhamed Ubax
Haben wanagsan asxbta
12/02/2024
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Godey
Jijiga
HI