Ilasoco24

Ilasoco24

Share

Nagu soo biir oo boggan LASOCO

12/24/2025

🔥 Dhuusamareeb: Magaalo Martidii Ka Yaabtay ⚠️

Sidee martida Dhuusamareeb imaanaysa loogu qancin doonaa in magaaladan uu Madaxweyne Axmed (Qoor Qoor) si rasmi ah ugu shaqeynayay muddo 6 sano ah, iyadoo bulshadeedu ahaayeen canshuur-bixiyeyaal joogto ah?

Su’aasha taagan ayaa ah: martida madaxtooyada keliya miyaa lagu koobayaa, maadaama magaalada maalintii ay boor qariyay, habeenkiina ay mugdi tahay oo toosh lagu socdo?

Maamulkii dowladda hoose wax shaqo muuqata ah k**a aysan qaban magaalada, hawshoodiina waxay ku ekaatay qaadista canshuurta.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


501 Adelaide Street W
Toronto, ON
JHWX+5F

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilasoco24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Toronto.