SomSchool
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SomSchool, galkaio, Prince Albert, SK.
09/20/2026
π Maamul Dugsigaaga Si Casri ah!
Dugsigaaga ma weli wuxuu ku shaqeeyaa waraaqo, Excel iyo xog kala daadsan?
SomSchool wuxuu kuu keenayaa nidaam casri ah oo kaa caawinaya inaad dugsigaaga si fudud, hufan oo ammaan ah u maamusho.
π SomSchool wuxuu kuu fududeynayaa: β
Maamulka ardayda & macallimiinta
π Natiijooyinka iyo imtixaannada
π
Jadwalka dugsiga
π Attendance-ka ardayda
π° Maamulka lacagaha & fees-ka
π¨βπ©βπ§ Waalidiinta oo si fudud ula socda horumarka carruurtooda
π± Mobile App & xog laga heli karo meel kasta
π Dugsiyo Casri ah β Mustaqbal ifaya
Haddii aad tahay maamulaha dugsi oo aad rabto inaad dugsigaaga u beddesho nidaam casri ah, SomSchool waa xalkaaga.
π© Nala soo xiriir si aad wax badan uga ogaato SomSchool.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Galkaio
Prince Albert, SK
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when SomSchool posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.