Awes

Awes

Share

Awes

09/08/2025
05/09/2024

Ama buur ahoow ama buur ku tiirsanoow, Madaxweynayaasha Turkiga iyo Masar ayaa isku afgartay ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya iyo in laga hortago khataraha soo wajahaya 🇹🇷🇸🇴🇪🇬.

Soomaaliya waxay maanta leedahay walaalo garab taagan waana guul weyn oo laga gaaray siyaasada arimaha dibada maadaama aynu kasbanay walaalo iyo saaxiibo, inagoo og muhiimada ay leedahay xulufadu.

Sababihii keenay inaynu ku soo jabno dagaalkii 77 waxa ugu weynaa inagoo heli weynay taageero dibadeed iyo Itoobiya oo inoo ka dheeraysay quwadihii dunida iyo kuwii gobolka oo inoo arkay umadd gardaro ku socota.

26/10/2023

Dha, ama home affairs ka majiro nafar somali ah oo adeegi u laha heli Kara, because kuwa inkaar qaba ba Mel walba xirtay, PP non ama qaxooti MA heli kartid ila qof so Martid, Permanent residence haba sheegin, status xata qaar ba isbaaro u dhigtay,

Safaarada Kenya Haduu passport Kenyan ka dhaco ood hada xareyso isago yaala ayaadan so qaadan kari because mid Ba xirtay,
Tan somalida wa lamid waraaqo useless ah ba Lacag lagaaaga reebanaa,

Xata hadii aad SAPS John voster halw uga baahato askariga waxu kuleeyahay do u know Mr hebel?

Sidaa ay tahay inta inta la dhacay waxba loosoo saarin ayaa badan,

Qaar baa dhihi doona rag ayaad bariis kooda ka ciideyneysaa,

WA ino Aakhiro iyo qof walba waxu tabcaday, alle hafududyo

Visit TikTok to discover videos! 14/02/2023

Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Centurion?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Centurion