Sayid Maxamud
Waisharaf inad igula saxibto halkan
Madaxwayne Ahmed abdi kaariye
05/26/2026
Dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, waxaan idiinku hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime weyn oo diini ah, kuna dhisan isjacayl, isu tanaasul, walaaltinimo iyo garab istaagga dadka nugul. Waxaan Alle ka baryayaa in uu innaga aqbalo acmaasha wanaagsan, sanadkan sanadkiisana nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.
Xildhiban sadaq omar
05/16/2026
Hambalyo
Waqti shaqo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
West