Maandeeqa
Maandeeqa
05/21/2018
Omar Abraar on Twitter “ Waa ay kulmeen 2da wasiir. Wasiirada Kenya waa ay sheegtay wadahadalka u socda, balse wasiir Cawad waa q...
05/21/2018
Abdirizak Mohamed MP on Twitter “Canshuurta ugu badan ee dalka in shacabka reer Muqdishu bixiyaan adeega aay helaana uu sidan yahay isma qabato ee isbedel mug leh ayay reer Muqdishu u baahan yihiin https://t.co/tLCce3kVBo”
Dhulka soomaalida waxaa beryahaan si is daba joog ah uga socday roobab mahiigaan ah oo naf iyo maalba galaaftay nimco kastana nusqaanteeday leedahay waana wax ilaahey loogu xamdiyo.
Nimcadaas iyo dhibaatadeeda yaan waji siyaasadeed loo badalin oo durnaba waxaa bilowday in wax u qabashadii laga hormariyo igu sawir dadka ay roobabka dhibaatada ka soo gaartay waa dhamaan gobolada soomaaliya hana loogu gurmado si siman
03/13/2018
02/24/2018
Waxaan halkaan uga tacsiyeeynayaa walaalkey weriye Mahamad Olaad Hassan oo ku geeriyooday magaalada moqdisha isgoo xanuun degdeg ah kadib u geeriyooday waxaana ilaahey uga baryayaa naxariis iyo jantul fardowsa ehelkiisana in samir iyo iimaan rabi ilaahey siiyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Seattle, WA